Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
November 16, 2021Wararkii maanta & Sweden3 qofood oo isbitaalka loola cararay Upplands-Bro, Magdalena Anderson oo waqti loogu daray & caqabadda hortaagan + Sweden oo ciidan u diri karta Ukraine. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 15, 2021Wararka maanta ee Sweden.Kharashka caanaha oo kor u kici kara, hogaamiyaha xisbiga S oo berri la kulmi doonta guddoomiyaha barlamaanka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 12, 2021Warka raadiyaha SwedenAstra Zeneca oo khasaartay bilyan, dooneysa in ay lacag ka sameyso talaalka, Ururka Bergsjö studiecenter oo caawinaya soomaalida xaafadaasi iyo Nin lagu tuhmayo basaasid oo maxkamad la horkeenay ...more3minPlay
November 11, 2021Warka raadiyaha SwedenMagadalena Andersson oo waqti la siiyay si ay aqlabiyad uga hesho baarlamaanka, Römosseskolorna oo shaqadii si kumeel gaar ah loogu fasaxay, Ururka Tayo oo dadka ka caawinaya leesinka ...more3minPlay
November 10, 2021Warka raadiya SwedenStefan Löfven warqaddiisii istiqaalada u gudbiyay, Waayeelka oo heli doona talaalka 3-aad iyo Ing. Faaisa oo abaalmarin la siiyay. ...more3minPlay
November 09, 2021Warka raadiyaha SwedenBaraf iyo dabeylo ku dhuftay Börlänga, Booliska ayaa laalay kiiska dhimasho ka dhacday Uppsala & Eedeysano lagu heysto dilkii askarigii Göteborg oo iska leexiyay ...more3minPlay
November 08, 2021Wararkii maanta iyo Sweden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ganaax badan oo dadkii lagu ridey aaney bixin. Xisbiga V oo shuruudo ku xiray hoggaamiyaha cusub ee S. Malmö oo ammaankeedu ka soo reeynayo sida baaritaan lagu ogaadey....more3minPlay
November 05, 2021Warka Raadiyaha SwedenKarolinska oo daraasad soo saartay, NIn 25 oo la eedeynayo, Skolinspektionen oo dalbtay in la iskuulada qaaska ah. ...more3minPlay
November 04, 2021Wararka maanta iyo SwedenMagdalena Andersson-Hoggaamiyaha cusub ee xisbiga Socialdemokraterna. 40 waddan oo ballan qaadey iney dhuxusha ka maarmi doonaan. Yurub oo uu ka bilowday hirkii afaraad ee covid-19. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
November 03, 2021Wararka maanta ee Sweden.Shirweeynihii xisbiga S oo maanta bilaabmay, go´aan cusub oo ka yimid dawladda iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. ...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.