Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
December 29, 2021Wararka raadiyaha SwedenDarawallo Soomaali ah oo ka hadlaya waqtiga shaqada oo lagu dheereeyay, Booliisku oo bilaabaya qorshe lagu tarxiilayo dadka sharci darrada ku jooga Sweden & Mid ka mid ah labada nin oo walaalaha ah oo basaasnimo loo haysto oo e-mail-kiisa la jabsaday ...more3minPlay
December 28, 2021Wararka raadiyaha SwedenSida looga gaashaaman karo tuugada guryaha jabsanaysa xilligan fasaxa ah, Nin loo haysto inuu carruur toogtey oo la maxkamadeeyey & Baraf nooca sabiibaxa oo halis ku haya waddooyinka dalka qaarkood & meesha ugu daran. ...more3minPlay
December 27, 2021Wararka raadiyaha SwedenNin haweenay guri ku dhex haystey oo lasoo qabtay, EU-da oo soo soo qaadanaysa 40,000 oo qoxooti cusub ah iyo dhibaato ka taagan tareennada SJ. ...more3minPlay
December 23, 2021Wararka raadiyaha SwedenGabar dadka kula talineysa qaadashada tallaalka, Kalkaaliye caafimaad ku xayirmay qol gubanaya & 80 ka mid ah dadka qaangaarka ah oo tallaalka kuurada 3-aad helaya horraanta sanadka 2022. ...more3minPlay
December 22, 2021Wararka raadiyaha SwedenDowladda oo fududaynaysa gunno lagu dhibo dadka ku dhaawacma shaqooyinka, nin lagu toogtay hoteel ku yaalla bartamaha Stockholm, & Siyaasi Soomaaliyeed oo ka hadlaya ciriiriga guryaha ee Tjärna Ängar. ...more3minPlay
December 21, 2021Wararka raadiyaha SwedenSoomaali ku dhibban inay fursad ka helaan suuqa shaqada, gabar Soomaali ah oo lagu khiyaamay qandaraas koronto iyo COVID-19: Dowladda oo soo saartay talooyin iyo xadidaado cusub. ...more4minPlay
December 20, 2021Wararka raadiyaha SwedenSiyaasi lagu haysto in uu haweeney meel aan munaasib ahayn ka taabtay, tallaal cusub oo uu ansixiyay Midowga Yurub iyo dhibaato ka taagan xaafadaha isku raranka ee Tjärna Ängar. ...more3minPlay
December 17, 2021Wararka raadiyaha SwedenGanacsato soo dhoweeyay kaalmada maaliyadeed oo ay dowladu ku dhawaaqday, Dugsiyo badan oo loo xiray, carruurta macalimiinta oo xanuunsan iyo mushaarka ciyaartoyda oo la simi doono ...more3minPlay
December 16, 2021Wararka raadiyaha SwedenTirada dadka usoo dhacay Covid oo sii kordhaya, dacwad ooge Krister Petersson oo sheegay in aan dib loo furi doonin kiiska Palme iyo Yoonis oo wiil 100-gool dhaliyey oo la abaalmariyay. ...more3minPlay
December 15, 2021Wararka raadiyaha SwedenDhaliil ka taagan shirkad wax iibisa oo malaayiin lacag ah ku heshay samafal ururin, rabshadaha iyo bahdilaadda oo qayb ka ah dhaca dhallinyaro badani gaystaan, guryaha xanaannada waayeelka oo aan helin kalkaalisooyin joogta ah? ...more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.