Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.
January 31, 2022Wararka maanta ee Sweden.Hindise cusub oo hawlgabka siin kara lacag dheeraad ah,Tirada ardeyda dalbatay waxbarashadda xirfadaha oo yaraaday iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 28, 2022Wararka maanta ee Sweden.Sidee ayey soomaalida ku nool xaafada Tjärna Ängar u arkaan barnaamijkii ka baxay SVT, Urur Soomaaliyeed oo dadka ku wargaliyay Talaallka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
January 27, 2022Wararka maanta ee Sweden.Caruuraha ay da´doodu ka hooseeyso12 jir oo aan laga talaali doonin covid-19, iyo Wiil Soomaaliyeed oo xaruun masaaj ka furay Borlänge warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 26, 2022Wararka maanta ee Sweden.Kooxda Iswiidhan oo u gudubtay gebogebada tartanka ciyaaraha Yurub iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
January 25, 2022Wararka maanta ee Sweden.Tirikoob sheegaya in ay kordhayaan dadka qaatay talaallka covid-19 ee dagan xaafadaha ajaanibta ay u badantahay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 24, 2022Wararka maanta ee Sweden.Dhaleecayn loo gudbiyay cunnada laga iibsado dukaamada, Degmada Gävleborg oo shaqaalaha lacagaha u kordhin doonto iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 21, 2022Wararka maanta ee Sweden.Maxkamadda dalka oo ku liita baaritaanka carruurta cunfiga la kulma, iskuul lagu haysto inay kala fadilaan lebbiska ardayda, iyo sida loo kala fariisan doono imtaxaanka jaaamacada oo wax laga bedeley. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 20, 2022Wararka maanta ee Sweden.Dugsiyo Xijaabka mamnuucay oo lala tiigsadey Maxkamadda Sare, FHM oo oo soo koobtay xilliga karaantiilka iyo Duuliyeyaasha dayuuradaha guuxooda ka dheereeyaee Sweden oo xaalad caafimaad oo isku mid ah ka sheeganaya Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
January 19, 2022Wararka maanta ee Sweden.Xisbiga SD oo doonaya inuu helo codadkii Xibiyada S & C, Gobollo joojiyey baarista Covid & sababta, booqasho aanu ku taagnay magaalada Borlänge. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
January 18, 2022Wararka maanta ee SwedenSweden oo sheegtay inay soo ridi doonto daroonnada lagu arkayo xarumaha nukliyeerka, daroon lagu arkay caasimadda Stockholm & wararka kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,212 episodes available.