Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
October 12, 2020Wararka maantaMaamul militari oo dalkan laga furi doono, billada abaalmarinta Nobel iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maamul militari oo dalkan laga furi doono, billada abaalmarinta Nobel iyo warar kale....more2minPlay
October 09, 2020Wararkii maanta iyo SwedenCovid-19: Ardayda tacliinta sare oo la canaantay. Siyaasigii daanishka ee Qur'aanka gubey oo qaatay dhalashada Swedeniyo sida uu waalidku yeeli karo haddii uu ilmihiisu maqli waayo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 08, 2020Wararka maanta iyo SwedenCorona oo dalka ku faafaya, joojinta afka hooyo oo la kulantay dhaleeceyn iyo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
October 07, 2020Wararka maanta iyo SwedenJaamacada Umeå oo u dabaal degtay biladda Nobel, Malta iyo Sloveniya oo laga qaaday xayiraadda safarada iyo ciyaar yahanada ka hortagaya Ruushka oo la soo bandhigey Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 06, 2020Wararka maanta iyo SwedenWarbixinta koroona, Magdalena Andersson oo xil loo sharaxayo iyo abaalmarinta Nobel ee fiisigiska 2020 Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 05, 2020Wararka Sweden iyo MaantaKororka Corona oo laga ogaaday bulaacadaha Stockholm. Abaalmarinta Nobel ee culuunta caafimaadka iyo ka falcelinta ilaalinta marqaatiga Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 02, 2020Wararkii maanta iyo SwedenGoobaha daryeelka waayeelka oo laga dacwoodey, xisbiyo soo bandhigay miisaaniyad gaar ah & Soomaalida Gävle oo ka nabad gashay dhibaatooyinka dhallinyarada. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
October 01, 2020Wararkii maanta iyo SwedenQoysaska oo karaantiil lagu soo rogayo, Odayg xaaskiisa diley oo xukunkii laga khafiifiyey & Xisbiga Vänster oo 3 dalab u gudbiyey dowladda Sweden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 30, 2020Wararka Sweden iyo MaantaDoofaar duulaan ku ah beeraleyda dalka. Sharuuc adag ku qotoma barashada gaadiidka iyo booliska oo doonayo sharciyo gaar ah in la soo saaro Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 29, 2020Wararka Sweden iyo maanta10 ruux oo u geeriyootay covid-19. 20 kun oo la gala noqday körkort iyo dhibka ragga u geysto dumarka oo kordhay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.