Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
September 14, 2020Wararka maanta iyo Sweden10 bilyan oo wax looga qabanayo cimilada, Navalnij waxa lagu sumeeyey Novitjok iyo 99-jirka Ulla oo u xiistey carruurteeda laabta ku qaban jirtey Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
September 11, 2020Wararka maanta iyo Sweden700 milyan si loola wareego carruurta ku dhex nool bey’adaha danbiyada, Roland Nilsson, tababaraha cusub ee IFK Göteborg iyo Dad ku goodiyey iney kitaabka quraanka u gubayaa Stockholm Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 10, 2020Wararka maanta iyo SwedenIsbeddelka xafiiska shaqada oo bilaabanaya 2021, La kulanka waayeelka iyo Xisbi doonaya inuu kitaabka quraanka ku gubo Stockholm Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 09, 2020Wararka maanta iyo SwedenWada hadalka tallaalka oo sii socda, jawaabta shil diyaaradeed ka dhacay Umeå iyo nooc dhiig aan caadi aheyn. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 08, 2020Wararka maanta iyo SwedenHaween iswiidhisha kana tirsan daacish oo xadka lagu qabtay, Baarlamanka oo maanta la furay iyo hayadda caafimaadka oo walwal ka muujisey hargabka soo socda. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 04, 2020Wararka maanta iyo SwedenDanmaark oo sahashay ka gudubka xadkeeda, 58 qof oo la ashkateeyey iyo Mushaar isla eg ee ragga iyo dumarka xulka kubadda cagta Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 04, 2020Wararkii maanta iyo SwedenWarbixinta FHM ee Covid-19, nin xasbi ku dhex dhintay oo xigtiisa la helay & deg deg dadka ku jirta oo keenta in tiro badan lagu raaco gaadiidka dadwaynaha Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 02, 2020Wararka maanta iyo SwedenTuugo sanduuq kasta jebin karta oo ka dilaacday Norrbotten, Boostada oo loo isticmaalo ganacsiga daroogada iyo Aqoon is weydaarsiga carruurta qabta baahida gaarka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
September 01, 2020Wararka maanta iyo SwedenShirkadda Geely oo bixisey ogeysiis ay shaqaalaha ku dhimeyso, Xuduudka Norweey oo la furayo dhamaadka todobaadka iyo imtixaanka jaamacadaha oo baaqanaya deyrta. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 31, 2020Wararka maanta iyo SwedenEedeyn loo soo jeediyey ciyaar dhacday, Khilaafka gaangistarada oo saameyey booqashada bukaan socodka iyo Per-Erik Ebbeståhl: Rabshadaha Malmö diin shaqo kuma laha Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.