Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.
August 28, 2020Wararka maanta iyo SwedenWasiirka ganacsiga oo taageero u ballan qaaday ganacstada yar yar, Zlatan oo sii joogaya Milan iyo arday u hanjabtay macalimiinta si ay u helaan shahaado fiican Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 27, 2020Wararka maanta iyo SwedenWaardiyeyaal la geeyey iskuulka Tretjärnsskolan, Miljöpartiet oo baadi goob ugu jira hogaamiye cusub iyo ardayda SFI oo ay waxbarashadu ku adkaatay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 26, 2020Wararka maanta iyo SwedenDowladda oo dooneysa iney xoojiso xuquuqda carruurta, shaqaale iskuul lagu afduubay Göteborg iyo kooxaha danbiilayaasha oo isbaarooyin dhigtay Göteborg Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 25, 2020Wararka maanta iyo SwedenShirkadda diyaaradaha SAS oo qasaare hor leh soo gudbisey, Taageerada Socialdemokraterna oo hoos u dhacday iyo dhaqaalaha Iswiidhen oo kordhaya Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 24, 2020Wararka maanta iyo SwedenMeydka xayawaanka oo loo isticmaalayo kuleylinta guryaha, Meyd laga helay Lidingö iyo Ulf Kristersson oo weeraray dowladda Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 21, 2020Somaliska poddSafka dalabka lacagta A-kassa oo aad dheeraaday, saddex ruux oo hor leh oo u geeriyooday Covid-19 iyo iibsashada baabuurta gacan labaadka oo kordhay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 21, 2020Somaliska PoddSharciga isu imaatinka 50 ka qof, Henrik Larsson oo loo magacaabay kaaliyaha tababar ee Barcelona iyo Ebba Busch oo jeedisay khudnadeeda xagaaga Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 19, 2020Somaliska Podd 0819Ardayda dugsiga sare oo xaalado ka duwan sidii hore ugu tegay iskuulada iyo dowlada oo sheegtay in uu u diyaarsan yahay qorshe lagu xirayo iskuulada haddii loo baahdo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 18, 2020Somaliska PoddSaddex ruux oo u geeriyootay Coronavirus 24 kii saac ee u dambeeyay iyo gobolada oo dhaliisan in aan magdhaw laga siineen dakhliga ay ku waayeen cudurka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
August 17, 2020Somaliska poddWasiiradda waxbarashada oo soo dhoweysay hindisaha shahaadooyinka, afar qof oo cusub oo u geeriyootay Covid-19 iyo baaq ku socda dadka raaca gaadiidka dadweynaha Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,213 episodes available.