Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,207 episodes available.
January 23, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenKala duwanaanta dakhliga bulshada soo gala oo markii ugu horeeysay aad sara ugu kacaykadib markii cabbirka la bilaabey sannadkii 1975-kii. 7 qof oo waayeel ah oo u geeriyoodey kalluunka nooca Lax-ka. Maamulka degmada Malmö ayaa carrabka u laalaadiyey qorshaha xeerka in nawaaxiyada qaarkood laga abuuro is-baaris....more3minPlay
January 22, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.Dabeysha badan ee dhacaysa ayaa ka dhigan tahay in wax soo saarka korontada dabayshu ay ku dhowdahay inay jabiso rikoodhada. Tirada ardayda wax ka barata jaamacadaha iyo kulliyadaha ee laga caawiyo autismka iyo ADHD aad ayay u kordheysaa. Wiil 15 jir ah ayaa tooreey lagu dilay xilli uu ku sii jeeday xaflad iskuul....more3minPlay
January 19, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWaa in la dardargeliyo diyaargarowga howlaha caafimaadka ee dalka Iswiidhen si loo wajihi karo haddii uu dagaal ama masiibo ey dalka soo wajahaan. Iswiidhen waxay ka qayb qaadanaysaa dhoolatus wayn oo NATO ah. Afar sannadood oo xarig ah ayaa lagu riday mid ka mid ah horjoogeyaasha goob daryeelka ilkaha ee ku taalla nawaaxiga Stockholm....more3minPlay
January 18, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenMuwadin Iswiidhish ah oo da'diisuna tahay 60-dameeyo jir ayaa lagu qabtay dalka Iiraan. Cimilada qabow ayaa halkeedii ka sii wada inay saameeyn ku yeelato safarrada tareennada. Xaalad taagan maahan in dalka Israa'iil laga mamnuuco ka qeybqaadashada sannadka ee tartanka heesaha hirgaley ee Yurub - Eurovision Song Contest oo ka dhici doona magaalada Malmö....more3minPlay
January 17, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenDilaagii boliiska ee Jackie Arklöv ayaan xabsiga la sii deyn doonin sannadaha foodda innagu soo haya. Ey weerar ku qaaday saddex caruur ah muddo gaaban gudaheed ayaa la dili doonaa, sida ay sheegeen maamulka gobolka Halland. Tirada dadka ku dhinta shilalka waddooyinka oo kor u kacday....more3minPlay
January 16, 2024Wararka maanta ee Raadiyaaha IswiidhenShaqo la'aanta oo si aayar ah u sii kordheysa. Calool xanuunka ee carruurta ayaa aad hoos ugu dhacay sannadihii u dambeeyay. Shirkadda soo saarta batariga ee Northvolt ayaa maalgelin balaayiin karoon ah ku samaynaysa Skellefteå....more3minPlay
January 15, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWiil 16 jir ah ayaa loo xidhay tuhun ah in uu dilay wiil ay isku da' ahaayeen dilkaasi oo ka dhacay gobolka Skåne. Caawa ayaa lagu abaalmarinayaa biladda Guldbaggegalan qofkii muujiyey dedaalkii ugu fiicnaa sanadkii hore filimada Iswiidhishka. Warbixin ayaa muujisay in dadka Iswiidhishka ahi ay aadi jireen matxafyada sannadkii hore in badan....more3minPlay
January 12, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.Baasaboorka Iswiidhishka, waxaa lagu tegi karaa 193 waddan. Isticmaalka lacagta caddaanka ahi ma noqon doonto mid suusha. Xumbada qubayska ee carruurta ayuu si fudud dab u qabsan karaa. ...more2minPlay
January 11, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenBuuga xaaladda degdegga ah ayaa u gadis badan. Hooyo da, yar iyo gabadheeda oo hal sano jirta ayaa dhintay dayrtii la soo dhaafay kadib markii ay ku sumoobeen boqoshaaga. Ey ayaa weerar ku qaaday wiil yar oo ku sugnaa xaafadda Kortedala ee Göteborg. ...more2minPlay
January 10, 2024Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenNin maanta lagu xukumay sagaal sano iyo bar xarig ah. Shaqa ka fariisiga ka dhici doona dareewallada tareemmada dalka Jarmalka. Hoos ayaa loo dhigay dacwad laaluush ahayd oo lagu soo oogay siyaariyiin....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,207 episodes available.