Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,207 episodes available.
December 21, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenCaawa ayaa noqon doonta habeenka ugu dheer ee mugdiga. Nin 20-meeyo jir ah oo lagu xukumey xabsi daa'in ah dil ka dhacay Stockholm kuleeylihii. Shirkadaha iyo ururrada dhismaha ayaa dalbaday iney la kulmaan madaxa xukuumadda Iswiidhen Ulf Kristersson....more3minPlay
December 20, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenShaqaalah ka hoowlgala ciidammada asluubta ayaa intooda badan loo sameeyn doona mushahar kordhin. Inka badan 20 300 oo shillin oo la helay ayaa la soo gaarsiiyay hay'adda rugta dawliga ee xayawaanka. Ardey 200 gaaraysa ayaa gurigooda ku nagaan doona ka dib fatahad ay bulaacadaha ku soo baxeen iskuul ku yalla Kiruna....more2minPlay
December 19, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenQaar ka mid ah reer Karlskrona ayaa xalay hurda la'aan ku dhacday kadib markii uu gambaleelka kanisaddu uu muddo saacad iyo dheeraad ah dhawaaqayay . Baaritaankii la xiriiray haweeneeydii iyo wiilkeeda oo ku geeriyoodey biyaha u dhaxeeya Poland iyo Karlskrona ayaa haatan lasoo afjaray. Laanta afka Soomaliga ee Raadiyaha Iswiidhen ayaa wareeysi la yeelatay Dr. Abdirahman Hashi oo ka hadlaya muhiimaada Fitaamin D-ga....more2minPlay
December 18, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenShantii shaqaale oo ku geeriyooday shilkii wiishka ayaa maanta goobaha dhismaha ee dalka oo dhan ayaa manta hal daqiiqo oo aamusnaan lagu xusay. Lix qof oo kale ayaa dacwad lagu soo oogay ku waas oo lagu eedeeyay in waxyeello ay geysteen qalaasahi ka dhacay Malmö kaas oo la xiirary gubista kitaabka Qur'aanka. Laanta afka Soomaaliga ee Raadiyaha Iswiidhen ayaa wareeysi gaar ah la yeeshay filin soo saare Khadar Aydaruus....more2minPlay
December 15, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenLaba qof ayaa lagu soo oogay inay isku dayeen dilka 15 qof ka dib toogasho ka dhacday xaafada Gotsunda ee magaalada Uppsala. 164 qof oo kale oo ka soo jeeda degmada Kallinge ee Blekinge ayaa dacwaynaya shirkadda biyaha ee degmada Ronneby - dhaawacyo ay sheegeen inay ka soo gadheen biyo la cabbo. Markii ugu horeysay xaafadaha Rinkeby-Kista ee Järva oo la qorshaynayo in ciida soonka looga dabaaldego....more3minPlay
December 14, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenBoliiska gobolka Skåne ayaa loo fasaxay iney aad u hubeeysnaadaan inta lagu guda jiro ciidda Kirismaska. Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay bishii nofeembar, marka loo barbardhigo oktoobartii ka horreeysay. Filim sameeye Axmed Cabdillahi ayaa wareeysi ku saabsan filimkiisa 'Amina' siiyayay laanta afka Soomaliga ee Raadiyaha Iswiidhen....more3minPlay
December 13, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenHeshiis cusub oo dhinaca cimilada ah oo uu caalmku gaarey. Gudiga shilalka ee gobolka ayaa bilaabay baaritaan ku aadan waxa sababay shilkan. Waxay u egtahay inay noqon doonto laba sano oo adag oo dhanka suuqa shaqada ah....more3minPlay
December 12, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen Warbixin laga soo saaray ururka Ibn Rushdi.Khiyaamo baahsan qiimaha iibka ee netka.Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo hamigiisa badda....more3minPlay
December 11, 2023Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen.Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah...more3minPlay
December 08, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenTirada shaqa-la'aanta dhallinyarada ku dhaqan gobolka Stockholm ayaa kor u sii kacaday. Wakaaladda bii'ada goobaha shaqada ayaa shaaca ka qaaday iney xeerilaaliyaha u gudbisay dacwad ka dhan ah boliiska, middaasina oo la xiriirta habkii boliisku u maareeyay xaaladdii sarkaalkii sare ee boliiska Mats Löfving oo meydkiisa laga heley gurigiisa bishii feeberaayo. Matxafka buugaagta ee Rinkeby ayaa bilaabay 35 sanno ka hor, in uu casuumo qoraayaasha ku guuleeysto biladda Nobel-ka ee suugaanta....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,207 episodes available.