Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,207 episodes available.
December 07, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenAmaanka Iswiidhen ayaa aad u xumaaday xiliga dayrta. Dhaqtar ku dhaqan degmada Kronoberg ayaa la sheegay in uusan u helin waqti uu ku maareeyo natiijooyinka baaritaanka. Maalinta Jimcaha ee beri ah waxa magaalada Stockholm laga furayaa bandhiga dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida...more3minPlay
December 06, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenMaxkamadda racfaanka ayaa hakisay go'aankii maxkamadda degmada ee ahaa in hay'adda gaadiidka ay tahay inay tesla siiso taarikooyin. Maamulka degmada Staffanstorp, oo gu'gii 2022 joojiyay qaabilaadda tirada qaxootiga ah ee degmada, ayaa hadda waxaa baaraya dacwad oogayaasha iyo booliiska. Caafimaadka dumarka soo galootiga ah ayaa ka liita dumarka Iswiidhishka ama halka ku dhasha....more3minPlay
December 05, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenXisbiyada Socialdemokraterna, Vänsterpartiet iyo Miljöpartiet ayaa uga gudbiyay guddihoosaadka dastuurka ee baarlamaanka dacwad la xiriirta habka loo maro mushaar-dejinta howlwadeennada madaxtooyada. 50 boqolkiiba haweenka uurka ayaa ah kuwo cayilan marka ey iska diiwaangelineyaan xarunta daryeelka hooyooyinka uurka leh. Natiijada iskuullada ee ardeyda Iswiidhishka ayaa aad hoos ugu dhacay, sida ku cad baarista cabbirkii isbarbardhiggii ugu dambeeyey ee PISA oo maanta la soo bandhigey....more3minPlay
December 04, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWarbixin sir ah oo ay heshay shirkadda warbaahinta dadweynaha Finland ee Yle ayaa shaacisay sida Ruushku u qorsheeyay inuu carqaladeeyo hannaanka Iswiidhen iyo Finland ee ka mid noqoshada gaashaan-buurta NATO. Ku dhawaad labadii degmaba mid ayaa waxa ay qorshaynasaa iney dhimaan dugsiyada dhaqammada afarta sano ee soo socoda Xukuumadda ayaa soo jeedisay fikir la filayo in uu hirgelo bisha Febraayo, midkaas oo ah in qofka laga mamnuuci karo tegista goobaha qaar si looga hortago dembiyada....more2minPlay
December 01, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenNofembertii ugu mugdi badnayd. Nin taariko ka xaaday gaadhi Boliis oo shallaayay markii la qabtay. Wiil indha la' oo jaamacad ka baxaya....more2minPlay
November 30, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Aradey jaamacadda laga eryay iyo qaar digniin la siiyey.Dhiig la'aan ka taagan mandiqadda Västerbotton.Qiimaha dirista waraaqaha oo kor loo qaaday.Dadka u dhinta wadne-xanuunka oo hoos u dhacay Iswiidhen....more3minPlay
November 29, 2023Wararka maanta ee raadiyaha IswiidhenDawlada oo kordhin doonta lacagta dulsaarka ah ee la saaro deynta ardaydu qaataan sanadka soo socda. Dhakhtar ka hawlgeli jirey Norbotten oo shahwadiisa ku bacrimeyey haween xili uu ka hawlgalayey qaybta bacriminta. Iswiidhan ayaa sanadkan qaadan doonta qaxoontigii ugu yaraa tan iyo 2016....more3minPlay
November 28, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWay adag tahay in telefoon lagu gaadho hayada caymiska dadweynaha shaqaale dhimis la sameeyey awgeed. Dhallaanka fasallada sideed ee Iswiidhen oo kaalinta labaad ka galay su'aalaha arrimaha bulshada iyo Dimuqaradiyada. Walaal ila Orod waa olole laga bilaabay Malmö 2019 kuna faafay Iswiidhen iyo wadamo ka baxsan....more3minPlay
November 27, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWaxyeellooyinka ra'sumaal ayaa ku soo badanaya iskuullada Falköping. Waxaa jiri doona baraf badan oo ku teedsan xeebta Norrland malmaha Talaadada iyo Arbacada. Goobo ka mid ah Soomaaliya ayaa ku jira xaalad adag ka dib markii daadad iyo fatahaado ay ka dhaceen gobollada qaar....more3minPlay
November 24, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenXukuumadda Iswiidhen ayaa iminka ka falcelisay muuqalkii lagu faafiyey gaar ahaan aaladaha bulshadu ku kulanto luuqadda carabiga, halkaasina oo si khaldan loo tarjumey hadal uu ka soo yeeray madaxa xukuumadda Iswiidhen, Ulf Kristersson. Kooxda kubbadda cagta haweenka Häcken oo ka guuleysatay kooxda Real Madrid. Barnaamij ku saabsan xanuunka covid-19 iyo mawjada cusub oo xanuunkaasi ah oo laga dareemayo dalka Iswiidhen....more2minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,207 episodes available.