Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,207 episodes available.
November 09, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenSaddexdii siyaasiba mid ayaa mar kasta la kulma hanjabaad, arrintan waxa lagu muujiyey sahan. Xisbiga SD ayaa soo jeedinaya ka hor shirweynahooda in dhalashada lagala noqon karo dadka khatarta ku ah bulshada. 81 Ove Rydén oo bilaabay inuu ku tababarto ciyaaraha fudud si uu uga qaybgalo tartanka waayeelada adduunka ee ciyaraha fudud....more4minPlay
November 08, 2023Wararka maanta ee raadiyaha IswiidhenWadamada soo saara shidaalka oo raba inay kordhiyaan waxsoosaarka boqolkiiba 110 oo ka badan inta loo calamadiyey inaanay dhaafin derejada 1.5. Ayaadu door nooce ah bay ku leedahay qoyska. Sanadkan waxa la filayaa inuu hoos u dhac ku yimaado tukaamaysiga kirismaska....more4minPlay
November 07, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha SwedenUrurka shaqaalaha ee gaadiidka ayaa kordhiyay xayiraddii uu saaray shirkadda gawaarida ee Tesla. Xukuumadda Sweden ayaa u soo jeedisay EU in la adkeeyo howlaha ka dhanka ah shakhsiyaadka xagjirka ah ee halista ku ah ammaanka. Dad badan ayaa ka amaahday buugag maktabad xidhnayd oo ku taalla magaalada Göteborg....more4minPlay
November 06, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Suuqa gaarka ah ee guryaha qoyska ayay tahay in meesha laga saaro sida lagu soo jeediyey baadhis maanta la gudbiyay. Daraasad cusub ayaa lagu sheegay in dumarka sacadaha yar seexda ay halis cafimaad daro oo ka badan ta raga la kulmi karaan. Haa sharcigan wuxuu samaynayaa dhamaan dadka haysta ”arbetstilstånd ama halkan dalka dhexdiisa ha lagu siiyo ama dibadiisa ha lagu siiyee sidaa waxa yidhi Xasan Deri oo ah garyaqaan...more4minPlay
November 03, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha SwedenWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Khiyaamooyinka lacagta looga dhaco waayeelka.Siday noqon cimilada labadan maalmood ee fasaxa la yahay sabtida iyo axadda.Dumarka dalka dibaddiisa ka soo jeeda oo aan tegin baaritaannada caafimaad ee loogu yeero....more5minPlay
November 02, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenIswiidhishka ku dhaqan cirfaha koonfur iyo waqooyi ee dalka Iswiidhen ayaa aad ugu qanacsan lahjadaha ey ku hadlaan. Marka la soo saaro liiska kala horeynta dimuqaaradiyada adduunka Iswiidhen ayaa weli ku jirta heerka ugu sareeya lakiin se waxa jira meelo ay hoos uga dhacday. Baaritan dhowaan laga sameeyay dalka Iswiidhen, ayaa waxay ku caddaatay in dumarku ay kaga badanyihiin ragga hawsha guriga....more5minPlay
November 01, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWarbixin cusub ayaa lagu mujiiyay in carruurta iyo dhalinyarada si degdeg ah lagu shaqalayn karo ama loogu jiidan karo kooxaha dembiilayaasha. Nin 21-jir ah oo si gaar ah loogu aqoonsaday inuu ahaa ninkii ka dambeeyay dagaalladii burcadda ahaa ee ka dhacay Sundsvall ayaa maanta lagu xukumay 11 sano oo xabsi ah. Gobolo ka mid ah Iswiidhen ayaa waxa haweenka uurka leh loo soo jeediyey inay qaataan talaalka xiiqdheerta si ay ka hortag ugu noqoto ilmaha uurka ku jira....more4minPlay
October 31, 2023Wararka Maanta ee Raadiyaha IswiidhenBarafkii oo bilowdey iyo caqabado lagala kulmey. Wax akhriska Sweden iyo hoos u dhaca ku yimid iyo farqiga u dhexeeya jiilasha kala duwan. Gabar ku hammiyeeysa iney qoraanimada meel ka gaarto....more4minPlay
October 30, 2023Wararka Maanta ee Raadiyaha IswiidhenWeli haweenka ayaa masuuliyad weyn iska saara carruurta iyo qabashada hawlaha kale ee shaqada guriga sida warbixin cusub lagu sheegay. Sharci cusub oo ku saabsan markhaatiyada qarsoodiga ah ayaa la doonayaa in laga hirgeliyaa Iswiidhen. Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Jarmalka oo dhaleeceeyey ururka Friday For Future iyo gabadha reer Iswiidhen ee Gretha Thunberg ee u oleleysa cimilada....more4minPlay
October 27, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha SwedenDembiilayaal Iswiidhash ah ayaa lagu xiray dalalka Seerbiya iyo Tuniisiya. Haweenaydii mindida ku weerartay gabadh 10 jir ah ee magalaada Ängelholm xagaagan, ayaa ah qof qaba xannunka dhimirka oo halis ah. Dhawr carruur oo ku nool degmeda Upplands- Bro ayeey dembiilayaal la soo xiriireen, iyadoo loo marayo aaladda Snapchat....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,207 episodes available.