Iswiidhishka ku sugan magaalada Brugsell ayaa loogu baaqay iney taxaddaraan.
Laba shey oo looga shakisan yahay iney yihiin waxyaabaha qarxa oo laga heley magaalada Göteborg ayaa xiriir la yeelan kara dagaalka ka dhex socda kooxaha gaangiska ee magaalada Stockholm, sida uu qoray wargeeyska Göteborgs-Posten.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.