Saddex wiil oo 15-jirro ah oo boliisku ogaadey iney gacan ka geeysteen rabshadihii ka dhacay horraantii bishii sebteember xaafadda Rosengård oo uu ka dhacayay bannaanbax kitaab lagu gubayey.
Dhaqaalexumidda dalka ka jirta oo sii adkaan doonta sannadka foodda innagu soo haya, sida uu saadaaliyay machadka culuunta is-rogrogga dhaqaalaka ee loo soo gaabiyo KI.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.