Centerpartiet ayaa soo jeediyay in sannadka waxbarashada iskuulka lgu sii dheereeyo ama lagu daro labo toddobaad. Nin isku hor qaawinaya gabdhaha da'da yar nawaaxiga Umaeå, sida booliska ka digayaan. Shil daran oo shan qof ku geeriyoodeen oo ka dhacay wadada 184 ee u dhaxeysa Skara iyo Falköping
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.