Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Saynisyahannada kala ah Moungi Bawendi, Louis Brus iyo Alexei Ekimov ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nobel-ka ee Kimistariga sannadka 2023.
Xisbiyada gacanta ku haya hoggaanka gobolka Stockholm ee S, C, MP iyo V, ayaa doonaya iney boqolkiiba 30 öre kor u qaadaan canshuurta. Sidoo kale waxaa la soo jeediyey khidmadda booqashada caafimaadka iyo kaarka gaadiidka daweynaha SL-kort in kor loo qaado.
Barnaamij taxane ah oo la xiriira kireeynta guryaha ee gacanta labaad ee aan ogolaanshaha loo heeysan.