Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Heeskii koowaad oo la saadaalinayey - Tattoo oo ay qaaddo fannaanadda Loreen ayaa ku guulaystay tartankii heesaha Iswiidhen ee Melodifestivalen.
Tiro ka yar intii la filayey dadka reer Yukreeyn ee ka soo qaxay dagaalka una soo qaxay dalka Iswiidhen ayaa codsaday in loo kordhiyo wakhtiga sharciga degenaashaha.
Sheeko, filin musalsal ah oo caawa ka bilaaban doonta idaacadda telefishanka ee SVT 1 saacaddu markay tahay 21:00.