Sannadguuradii ka soo wareegtay rabshadii ciidul fusxiga (påsk-iga).
Geeddisocodka aan kala istaagin ee Soomaalida. Professor Cali Nuur oo ka mid ah Soomaalida muddada dheer ku nool Sweden ayaa sheegay in geediga joogtada ahi uusan wanaagsaneen gaar ahaan qoysaska caruurta leh.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.