Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Saddex dumar ah ayaa u geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay agagaarka magaalada Vimmerby.
Khayraadka dabiiciga ah sida shidaalka iyo macdanta, haddii aan la lahayn aqoonta lagu maamulo waxay horseedi kartaa fakhri iyo dhibaato.
12 jirkii jebiyey rikoodhka iibinta ubaxa Majblomma oo aan weli helin lacagtii khidmadda.