Annie Lööf, Ahmed Berhan iyo in kale oo magac ku leh bulshada oo daadin doona barnaamijka Soomar ee ka baxa P1 sannadkan. 11 jir xalay gaar ku jiiray Märsta oo u dhintay dhaawacii iyo qofkii gaariga waday oo ku jira gacanta ciidamadda amniga iyo dhallinta oo u baahan dhiiragelin
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.