Nin ku dhaqan xaafadda Bredäng ee Stockholm ayaa dabka uga tagay digsi ay saliidi hase yeeshee iminka lagu xukumey magdhow gaarsiisan 300,000 oo karoon.
Ifrah Ali Kirih, oo ah hooyo iyo barbaariye ku shaqeysa macallinimo ayaa mar ay la hadashay Raadiyaha Iswiiidhen sharaxaad ka bixisay in barbaarintu ay la mid tahay hoggaamin.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.