Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,211 episodes available.
July 21, 2023Wararka maanta iyo Raadiyaha IswiidhenFalcelinadda dhacdaddii Quraanka shalay oo uu ka hadlay khabiir ku xeel dheereeya diimaha. Dambiile la qabtay 20 sano ka dib markii uu geystay dambiga imminka loo hayo. Göteborg oo ay ka socota howlo caruurta ee xiliga kuleylaha. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
July 20, 2023Wararka maanta iyo Raadiyaha IswiidhenXulka hablaha kubadda cagta Sweden oo ka qeyb gelaya koobka kubadda cagata adduunka ee dumarka oosaaka ka bilwoday Australia iyi New Zealand. Yeey la dilay oo la heyb aqoonsaday.Ciidanka xooga dalka Sweden oo iibsanaya seefo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 19, 2023Wararka maanta iyo Raadiyaha IswiidhenCaruurta iyo dhallinyaradda iibiya sawiro qaawan ee galmo ee ay iska qaadaa oo kordhaya. Kaabsalo loo hindisay cudurka koleeraha. Soomaali ka qaeyb qaadaneysa koobka Gothia ee ka socda Göteborg Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 18, 2023Wararka maanta iyo Raadiyaha IswiidhenToddobaadka kooxaha qoob ka ciyaarka oo ka socda degmadda Malung ee gobolka Dalarna. Ciyaaryahanka darajada kowaad ee kubadda Tennis oo la ganaaxay 18 bilood. Muse Abdulkadir Muse iyo dabaasha maxaa kala heysta. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. ...more4minPlay
July 17, 2023Wararka maanta iyo Raadiyaha IswiidhenTartanka Gothia cup oo maanta ka furmaya magaaladda Göteborg. Dadka qabatimay maandooriyaha oo khasabka lagu dabiibo la soo jeediyay in la xoojiyo. Cabirka fekerku ma ahan mid aan xuduud lahayn, ayuu yiri Hassan Deri Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
July 14, 2023Waraka maanta iyo Raadiyaha IswiidhenViktor Karlsson waa 16 jir hibo leh oo lala socodsiiyay inuu dayrta jaamicadda Chalmers bilaabi doono.Magaca magaaladda Gävle ayaa ah midka sideedaad ee magac magaalo oo ku jira heeso lagu luuqeeyo Sweden-sida ka muuqata daraasad uu ururka STIM tobankii sano ee ugu dambeeyay middaasi oo telefishinka SVT si dhow u eegay.Waxaa jira isbedel ku yimaado dabeecadaha hurdada ee dadka qaar taasoo ay sabab u tahay xilliyada sannadka Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
July 13, 2023Wararka maanta ee Raadiyaha IswiidhenWaalidiinta ku nool agagaarka xaafadda Bäckby ee magaalada Västrås oo ka qeyb qaadanaya siddii ay carruurtu u dareemi lahaayeen ammaan.4 nin oo lagu ridey xukunno kala duwan kadib markey hub ku sameeyeen aaladda 3D-da ee koobiga ah kana iibiyeen kooxaha gaangiska.Halima Ali oo ka hartay dugsiga barashada afka iswiidhishka SFI iyo sababta ku kalliftay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
July 12, 2023Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio SwedenXubinimada Iswiidhen ee Gaashaanbuurto NATO oo haatan ku xiraninay ansixiyaan baarlamaanada labada dal ee Turkiga iyo Hangari, islamarkaana qaadato dhowr bilood. Qaar ka mid ah waalidiinta ku dhaqan xaafadaha Järva ee magaalada Stockholm oo sammeystay urur la magacbaxey Jooji toogashada- (Stop skujtning). Muxuu yahayse muhiimada urrurkaasi?.Gollaha xuquuqul Insaanka ee Qarammada Midoobay oo maanta u codeeyay qaraar lagu cambaareynayo gubitaanka kitaabka qur'aanka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 11, 2023Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio SwedenKa dib ogolaanshihii Turkigu ee codsiga Iswidhan ee Nato, ayaa qoraalol wadajir ah oo ku saabsan todoba qodobadalagu heshiiyey lagu daabacay bogga internet-ka ee Nato.Booliska Helsinborg ayaa ogolaaday codsi lagu doonayo in arbacada berrito ah lagu qabto bannaanbax bartamaha magaalada Helsingborg, halkaas oo lagu gubayo kutub diini ah.Barbaarinta ubadka iyo mareeynta korriimmadooda oo saameyn ku yeesha dhaqanka uu ilmahaasi yeelan doono & masiirka uu ku danbeeyn doono mustaqbalka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more5minPlay
July 10, 2023Wararka maanta iyo Raadiyaha IswiidhenToogashooyin dad lagu dilay oo dhacay dhammaadka toddobaadkii na dhaafay. Xirfadda la dhowray ee shaqada kalkaalisaha darajada hoose oo lahayn nushahar kordhin. Koriimmada dalkii Soomaaliya iyo tan halkan oo kala duwan. Barnaamijkaa oo dhammeystiran ka daalaco bogga idaacadda. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more4minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,211 episodes available.