Nin horey rummaanka loogu dhigey kadib markii xaaskiisa laga heley qaboojiyaha, ayaa tuhunkii inuu dilkeeda ka dambeeyay laga qaadey.
Waxa laga soo kabanayaa xaaladii shaqo la'aanta ee corona ka dib, waxase weli heerka shaqo la'aantu hooseya xaafadaha dadka ajaaniibta ahi ku nool yihiin gaar ahaan xafada Järva .
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.