Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Hadafka aanu ka leenahay Podcast-kan Reer Guura, waxaa weeye in aanu dhisno oo xoojino shaqsiyada qofka muslimka ah ee soomaaliga ah. Waxaanu ku soo qaadan doona mawduucyo kala duwan oo khuseeya bulsh... more
FAQs about Reer Guuraa:How many episodes does Reer Guuraa have?The podcast currently has 16 episodes available.
April 21, 2022Qaybtii 2-aad ee qisadii Fa’iza SharifWaa qaybtii labaad ee qisadii Fa'iza....more56minPlay
February 25, 2022Qisadii Fa’iza Sharif (qaybtii 1-aad)Qaybtan waxaannu ku soo qaaddanaynaa qisada Fa'iza Shariif. Fai'za waxay ku soo kortay xarun lagu xanaanayn jiray caruurta aan waalidka lahayn ama qoysaskoodu yihiin faqiirka, dagaaladii sokeeye ee Somalia ka hor. Waxay innala wadaagaysa noloshu sidday ahayd berrigaas, iyo saamaynta burburkii Somalia ku reebay nolosheeda....more45minPlay
December 15, 2021Yaa saaxiib laga dhigan karaa?Qaybtan waxaa marti noogu ah Farxiya Cabdi & Fartuun Cabdi. Waxaanu kaaga hadlaynaa saaxibtinamada iyo muhiimada ay leedahay in uu qofku yeesho saaxiib wacan, iyo dhibaatada uu saaxiibka xumi keeno karo....more52minPlay
November 12, 2021Maxaa sababi kara, in qofka muslimka ah , uu diinta shaki ka galo ?Qaybtan waxaa marti noogu ah Sheekh Mustafe (Abu Rowdah), oo ka mid ah sheekhiinta ugu caansan Denmark. Waa sheekha iyo imamka magaalada Aalborg, Denmark. Sheekha waxaanu waydiinay su'aalo ka mid ah, su'aalaha ay na soo waydiiyeen dhagaystayaashu....more56minPlay
October 15, 2021Qofkii doonaaya in uu hadafkiisa/riyadiisa ka dhabeeyo, maxaa looga baahanyahay?Qaybtan waxaa marti noogu ah Mushtaaq. Musthaaq waxay jeceshahay in ay dadka dhiiri galiso, si ay riyadooda ama hadafkooda nolosha ugu midho dhalinyaan. Waxay qaybtan inala wadaagi doontaa, waxyaalaha looga baahanyahay qofka doonaayaa in uu ka gun gaadho hadafkiisa....more38minPlay
October 01, 2021”Wax walba waan haystaa, noloshana waan nacay”Qaybtan waxaanu idinla wadaagaynaa talooyin ay na soo waydiisteen dhagaystayaashu. Waxaanu kaga hadlaynaa sababaha keeni kara, in uu qofku dawo raadsan waayo, marka ay haleelaan xanuunada maskaxda ku dhaca....more41minPlay
September 03, 2021Dhibta iyo dheefta baraha bulshadaQaybtan waxaanu kaga hadlaynaa dhibta iyo dheefta ay leeyihiin baraha bulshadu. Waxaa marti noogu ah Nashaad Cabdisalam iyo Fartuun Cabdiraxman....more57minPlay
August 14, 2021Zaylaci AcademyQaybtan waxaanu ku warsanaynaa gudoomiyaha Zaylaci Academy Ahmed/Sokor. Wuxuu faahfaahin ka bixinayaa sababta loo asaasay ZA iyo habka uu u dhisanyahay....more31minPlay
June 21, 2021Maxaad ka aaminsantahay feminism ?Qaybtan waxaanu ka doodaynaa fikirka "feminism", iyo waxa uu ku dhisanyahay, waxaana marti nooga ah Istahil iyo Fartuun....more1h 1minPlay
June 04, 2021Waligaa ma is waydiisay ra'iyaga aad aaminsanatahay xagga aad ka keentay?Qaybtan waxaa marti noogu ah Maxamed Kaafi Yaasiin, waxa aanu kaga hadlaynaa ra'iyiga aynu aaminsanahay xagga aynu ka keeno iyo saamaynta ay inagu leedahay marba bulshada aynu ku dhex noolnahay....more31minPlay
FAQs about Reer Guuraa:How many episodes does Reer Guuraa have?The podcast currently has 16 episodes available.