Reer Guuraa

Reer Guuraa

By Muna iyo ShukriSociety & Culture
Download on the App Store

Reer Guuraa episodes

  • Qaybtii 2-aad ee Ramadanka iyo qurbaha
    Qaybtan waxaan ku soo qaadanaynaa  "dilemmas"  ay noo soo gudbiyeen dhagastayaashu.
     
    *Fiiro gaar ah: hilmaan hadal kumo jiree meesha aanu nidhi "masaajidada ayaa la xidhay Ramadanka darteed" waxan oga jeednaa, masaajidada ayaa la xidhay corona darteed.
    23 min
  • Ramadanka iyo qurbaha
    Waa qaybtii 1-aad ee barnaamijka taxanaha ah, ee aan ugu talo galnay bishan Ramadan. Fartuun oo qaybtan marti noogu  ah, waxaanu wax ka waydiinay axkaamta Ramadanka iyo caqabadaha aanu la kulano dadkeenan qurbaha ku nool.
    34 min
  • Dib ugu noqoshadii Hargeysa
    Luuqada soomaaliga sidee ugu fudud ee lagu baran karaa? Su'aashaas iyo qaar kale oo badan, waxaan waydiinay Mushtaaq oo qaybtan marti noogu ah. Mushtaaq waxay  ku dhalatay qurbaha, waxay muddo 8 sanno ah soo joogtay Hargeysa.
    16 min

About Reer Guuraa

From the publisher's feed

Hadafka aanu ka leenahay Podcast-kan Reer Guura, waxaa weeye in aanu dhisno oo xoojino shaqsiyada qofka muslimka ah ee soomaaliga ah. Waxaanu ku soo qaadan doona mawduucyo kala duwan oo khuseeya…