Simaneey somali

Simaneey somali

By Simaneey somaliEducation
Download on the App Store

Simaneey somali episodes

  • S01E02 Podcast Strategy! Plan Episode Simaneey somali tutorial

    Hee Asc kuso dhowow s01e02 aan kaga hadlayo Planka episodekaaga sidee uga shaqeneysa! Simaneey somali podcast. Arbaca walba new episode!

    Wa maxay planka episodeka? 🛠Wa simple, waa waxyaalo ka cawinaya inad dhistid episodeka ad duubeysid si wax dhisan uu noqdo. Koley waxyabo ad garaneysid aya jira oo mar walba ad tidha episodyada marka ad duubeysid sida "salaanta" ka baqdi wixi episodeka ad kaga hadleysey iyo salaanta dhamaadka etc... Halkan waxan ka faideysaneysa inad dhisatid plan ama kan ad ku dayatid 9ka cases ah. Dib uu ilowi meysid waxyalo ad rabtey inad la qeybsatid dhageystayashada. Inad hore uu sameysid plan maxay faido leedahay? Tusaale ex: qeybta 3 ka baqdi waxa dhigi karta music transition ah (music hadhow noqoon karta xayeesis ads mustaqbalka one click uga dhigi kartid) hadi kale waqti badan ayey kugu qaadan inad xayeesis dhigtid episodekaaga ama serverkaagu waqtigu rabo ayu dhigi xayeesis taas oo dhageystayaashada dhibi karta podcastka uu fiicned.

    Wayahay wll qeybtan waa qeybtiina hadi suaalo ad qabtan comments ii dhiga somalipodcasts.com waa idin ka jawabi inshallah. Hadi podcaster ad tahay la soco saison strategy podcast wax badan ayad ka faiidi oo kor uu qadaya podcastkaaga.

    Waxana submission ku sameen karta podcastkaaga somalipodcasts.com wa free! so eeg... sidu google uu jeclaado podcastkaaga (hahey episode walba pagediisa url ayu leeyahay ka duwan taa serverkaaga ku siyo😉) contact form rss feedkaga kuso dir!

    Waxan rajeneya ina ka faidey liketa ha ka tagin😍 

    #simaneey #SomaliPodcast

    🌍 somalipodcasts.com 

    Channelka Youtube Simaneey Tutorials ama casharo ayan soo dhiga ka cawiya podcastka

    14 min
  • S01E01 Podcast Strategy! Materials iyo personality; Simaneey somali podcast tutorial

    Hee Asc!Kuso dhowow Simaneey somali podcast! Podcast Strategy Saison 01 Episode 01 Materials and Personality. Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁

    Episodekan 01 waxan kaga hadlaya Materials ad uu bahan tahay iyo Personalityga podcasterka, muhimadu wa maxay?

    Saisongan waxan ugu talo galay Podcastka oo qudha waxay ledahay 10episodes+bonus 🎁 Waxan kaga hadlaya wax walba ka cawinaya podcasterka ama cida rabta inay podcast bilowdo! Wixi tutorials video ah channelkeyga youtube Simaneey ayan idin so dhigi inshallah ee ku xidhnada. Fikirkaaga ka dhibo comments ama suaalo hadi ad ka qabtid websiteka somalipodcasts.com ayan kaga jawabi!

    Hadi ad ku cusub tahay kuso dhowow podcastka Simaneey iyo saison cusub👌


    🌍 somalipodcasts.com


    #simaneey #SomaliPodcast



    19 min
  • Wa Logu Talo Galay! Simaneey Somali Podcast

    Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast!Walalayaal Ghettoga waxa ka socda iyo jarka ayan ka hadlaya. Wa episode cusub Simaneey Somali Podcast! Systemka jira ee logu talo galay sii anad wax kale uu rajen oo uu niyad jabtid! Wa system cajiib ah oo jar walba logu dhigayo si halkaa uso dhaafin! wadoyinkooga inad martid, duukaan kooga inad iman,business kooga inad qabsan. Taxe walba way bixinayan si halkaa logu hayo dadkaas. 5ta logu talo galay ee si fudud uga socda ghetto;

    1. school riqiis
    2. drug riqiis
    3. khamri riqiis
    4. qori riqiis
    5. naf riqiis
    6. Wixi in taboo laga dhigo maha wa in guriga laga hadla oo dhalinyarada laga idha "wa logu talo galay". Walidiinta qarsada dhibatada yaguna khalad ma leh. 

      Hadi arimahan oo kale ad jeceshahay waxad dhageysan karta Carol Anderson youtubka  ku qor CAROL ANDERSON White Rage: The Unspoken Truth of Our Nation's Divide (51minutes). Comments ka dhibo websiteka si uga wada hadalno arintan. Hadi nagu cusub tahay wll kuso dhowow podcastkan.


      🌍 somalipodcasts.com

      Youtube channel Simaneey 

      Musicbackground anchor: inquietant> March on Gumdrop Field


      #simaneey #SomaliPodcast

      23 min
    7. Wa maxay Clubhouse?

      🎯 UPDATE EPISODE anoo is laha waxad noqon somaliyad ugu horeyse...show meesha baa somali baa ka buuxda Clubhouse! hahey uun baa la iga idhi ada ugu dhambeya saxiib so dhowow hahahaha). 

      Heee Asc! kuso dhowow Simaneey somali podcast!Ma taqana Clubhouse baraha bulshada cusub? Maya! kalay dhageyso waxan bixinaya invitation ka baqdi (hahaha). Clubhouse wa baraha bulshada cusub wuxu soo baxay 2020, waxana la rajeneya inu dhaafo facebook instagram iyo twitter baa. Wayo? wayo elite system ayu ku salaysan ahay, invitation oo qudha aya lagu galay.

      Maanta nasib daro android kuma soqdo ee wa only ios. Hadi projection sameyno wa system aad iyo aad cajib uu noqon kara siiba dadka baraha bulshada community weyn ku leh wuxu noqoon kara nooc duukan ah oo live ugu iibineysid product kaaga ama premium product for premium members. In kasto application live ah ee jiran sida paltalk, lakin paltalk wuu gabobey ee application la qabsata 2020 aya la raba. Taasa keneysa in invitation lagu galo oo privilege noqoto for premium members (halka liveyada kale cid walba iska gasho). Invitationkii maanta waxay socota 200$!!!! Qofkii baa 2 invitation ayu diri kara. Anagoo live uu isticmaalin clubhouse waxba laga ma sheegi karo weli laakin wixi hadi invitation tahay ma ila aragta potentielkaas.

      Adna wll maxad ka qabta clubhouse? Miyad ku jirta oo invitation soo direysa misa ana kuso dira (haha). Hadi ad nagu cusub tahay kuso dhowow podcastkan waa fikrado iyo sheekoyin weekendkii ku dhaaftid.

      ⚡somalipodcasts.com ka dhageyso inta kale oo comments halka ii dhig.

      💌 [email protected] igula xidhidh

      Hadi ad podcaster tahay distribution ku samee podcastkaaga si bulshadu uu heshoo new episode walba wa websiteka new episodes somali podcasts laga heli karo inshallah. Wa website aan uu sameye podcastyada somaliyeed iyo services (haa waa Wordpress😎)

      Channelkeyga youtube Simaneey waxan soo dhiga tutorials iyo episodeyada podcastka qaar.

      Anchor background music hadi ad ka heshey waa : Beats>Harp

      #simaneey #SomaliPodcast


      11 min
    8. Fikir Shaqo$Huge potential! Simaneey somali podcast

      Hee Asc Kuso dhowow Simaneey somali podcast!Maanta wa business % walayaal! Waxan idinla qeybsanaya fikir shaqo oo cajiiib ah oo potential ad uu weyn leh!$For entrepreneur mind$

      Wixi cusub calaamka jecel wa new episode Simaneey somali podcast ha dhaafin ee ka faideyso shaqadan cajibka hadi ardeyda Kiyosaki tahay Bankiga la xidhidh hahaha! Ok kaftanka waan joojinaya businees baynu ka hadleyna, box iibso ka baqdi kiree marka studio ad ka dhigtey waa low costs and great benefits. Bil ka dib boxe kale kiree Sky Is The Limit walalayaal waxad ka kiren karta dadka baraha bulshada ama podcast sameya oo meel yar oo codkuu si saafi ah uga so baxo uu bahan!

      Waxad ka qabtid ii sheeg wa fikir fudud si loo sameyo, baraha bulshada iyo podcastku ad ayey uso bateen marka ka faideyso hore oo position qaado!Hadi ad rabtid inaynu ka wada hadalno websiteka tag comments dhig episodekan! halkaasa kaga jawabi. Halkan voice messageki waan joojiyey episode kale ku sheegi sababta...

      1. Imika waa halkiina sharegare si dad kale uu dhageystan! Ama ha sharegeren shaqadan wa cajib hahaha☺
      2. Hadi ad nagu cusub tahay ♥subscribe gareyso, 
      3. somalipodcasts.com (halkasay ka fiican ihin episodeyadu bonus iyo wax walba ad ka heleysa;)
      4. #Simaneey #SomaliPodcast


        6 min
      5. TENET Ha Dawan! (spoiler) +Nicolas Cage+Foundation Simaneey somali podcast

        Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast!waan idin salamay wllyaal! TENET HA DAWAN! Maanta wa sci fi iyo cameeskii weekendkii igu dhacay! Sanadkan iyo dhibatada naga heysa filimada allah og. Waxaynu ka hadlayna TENET hadi ad is lehed dawo waa spoiler episodekan ee iska ilaali ha dhageysan. Waxa kalo ka hadlay History of bad words Nicolas Cage oo taarikhda cayda ina baraya (runti ina baraya si dhab ah...) Yaa uu bahan iney ogato F word halku ka imid? wallyaal runta aynu isku sheegno hahaha...waa wakhti lumis. Inta dambe waxan kaga hadlaya Foundation oo ninkii kibirka badna ee asimov qorey.

        Idinkuna ii sheega waxa ka qabtan ama hadi ad ku tala jirten ina dawatan oo idin badbadiyey ;D. Hadi an ka spoileyey filimka dee waan sii sheegey bilowgi wll  WAXBA KUMA DHAFIN! Hadi ad nagu cusub tahay kuso dhowow oo subscribe Simaneey somali podcast!

        Podcastka episode hadi ad rabtid ina ku dawatid video waxa ka dawan karta youtube channel Simaneey kuna so dhowow channelkaas.

        Episodekan iyo qaar kale waxa ka heleysa www.somalipodcasts.com (wa official website podcastka Simaneey)

        #Simaneey #SomaliPodcast

        6 min
      6. Let them be Poor! Ku daa Fiqirnimada!

        Heee asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Halis weyi sheekadan, serious ban ahay wallyaal waa naloo tashaday oo dunidii aya inoo tashatay. Ku daa fiqirnamada educationka ina loo soo maray oo bilowgii meeshaynu ku soconey aya la sii diyaariyey. Robert Kiyosaki wa ninka qorey rich dad poor dad koley waa maqasheen oo halkan wax cusub idin bari mayo, lakin weli ninkaas waxyaaloo kale oo cusub(bonus) ayu ku kordhiyaa biigiisa(channelka youtubka so eeg rich dad poor dad). Odeygaas yaabka badan leh iyo wuxu sheegeyo ayan rabay in aan maanta idin la qeybsado.

        Schoolka miyenu ku aamineyna caruurteena? Deynta xun iyo deynta fiican (ma xaran ba ma xalaal ba allah uu aclam sheikh miyu idinku jira hahahah)

        Wayahay wll fikirkaaga ka dhibo waxa ad ka qabtid hadi nagu cusub tahay kuso dhowow podcastkan ;)

        www.somalipodcasts.com

        channel Youtube

        #simaneey #SomaliPodcast

        14 min
      7. Miskiin Ha Noqon!!!Simaneey somali podcast

        Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Miskiin ha Noqoon, Wa sida loo fahmi karo Doctorkii Charles G. Jung. 

        Qofkee fiican ma qofka xumaanta tuusi kara misa qofka xumaanta tuusi karin? Suashaas waxaynu isku da'yena in aynu ka jawabno. "Dagaalku" maanta waa hadal marka in hadalada wax ad iskaga ceelisid, businesskaaga, shaqadaada, societyga iska ceelin kartid. Dagaalku ama brutality wakhtiga ugu haboon iyo habka ugu haboon (hab walba ha noqdee physique ama hadal) inad awoodaada tustid. Diyaar ahow waxyalo badan ayad ku fahmi doonta! Qofka brutality tuusi kara hadana is qaban kara aya dhama cidan miskiinka ah ee lagu joogjosto:/ 

        Adna maxa ka qabta miskin ma tahay misa dangerous, fikirkaaga ka dhibo message ii dhig. Hadi ad ka heshey like igu sheeg hadi ad ku cusub tahay welcome so dhowow subscribe ku jiid😁

        #simaneey #SomaliPodcast

        🌍 somalipodcasts.com

        💌[email protected] email walba waan akhrista with ☕

        📺Youtube Simaneey tutorials iyo videos cajiib ah soo dhiga soo dawo

        17 min
      8. Maxan kaga bilowa podcastkeyga?Somali tutorial podcast

        Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast, wan idin salamay dhageystayasheyda qaaliga! Waxan isku da'yeya in aan ka jawabo suasha ah: Maxan kaga bilowa podcastkeeyga ama episodekeyga ugu horeeya??. Hadi ad suashan qabtid oo rabtid inad bilowdid podcastkaaga waxan rajeeneya in ad si fiican kaga jawabay oo jawab ku anfacaysa ad heshay. Cid walba suashan way is weydisey oo keliga ma tihid, nagu soo biir oo podcaster noqoo intan marka dhageysatid. Hadi ad suaalo kale ad qabtid message ayad ii dhigi karta waan kaga jawabi next episode inshallah.Marka ad bilowdid halkan igu sheeg qofka ugu horeya ee subscribegareya podcastkaaga ayan noqon inshallah ;)

        Dhegeystayaasheda cajibka ah waxan idin leeyahay wa ino next episode kheyr iyo baraka isku ognahay. Hadi ad nagu cusub tahay so dhowow, subscrigareyso podcastkan sidu episode ku dhaafin.

        🌍 www.somalipodcasts.com iyo youtube channel Simaneey ayad igu la xidhidhi karta👌

        #Ssimaneey #SomaliPodcast

        7 min
      9. Maalinta calaamka Bila Facebook! Addict or Not?

        Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast!Waan idin salamay wllyal! Maalinta calamka ee bila Facebook maxad ka qabta? Waa Axaada taarikhdu markey tahay 28ka.Maalinta ad tijabineysid caadoyinka iyo addictionka kugu leeyihin baraha bulshadu. In laga hinaasay Mark Zuckerberg ayan uu maleneya wiilka 20jiir facebook ku sameeye, aduuniyo maxa xasid buuxa...Hadana run hadi la sheego waa maalin challenge galin karno asxaabta iyo familiga oo si kaftan ah uu qaadan karno weyi ama si dhab ah isku weydin karno saameyntey nagu leeyahiin baraha bulshadu.Hadi aynu ka fikirko 2mn waba guul!Haye soo fadhiso koobki shaahu waa diyaar, Play ku jid ;)

        Adna wll fikirkaaga ka dhibo voice message ii dhig aan dhageysto, hadi ad nagu cusub tahay soo dhowow oo subscribe gareyso podcastkan wa podcastkaagi.

        #simaneey #SomaliPodcast

        🌍 somalipodcasts.com

        📺  Youtube Simaneey


        10 min

      About Simaneey somali

      From the publisher's feed

      Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Fursadaha iyo Faidoyinka Internet ayan kaga hadla. Internet wll dad badan aya ka shaqeysta, fikrado shaqo dhageyso hadi ad rabtid. Organization iyo Goals ayan…