Simaneey somali

Simaneey somali

By Simaneey somaliEducation
Download on the App Store

Simaneey somali episodes

  • YOUNG FOR EVER! Sidan si mahee

    Hee asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Young For Ever!sidan si mahee! In aynu badalna da'da maskaxdeena, qisoo yar oo igu dhacday ayan ku haya maanta. Wax walba  baa bilow ayey leeyihin cawa gabowga iyu sidu rabay inu ii soo dhukuso ayaan kaga waramaya. Caadoyin yar yar oo si fudud ula qabsano sheekoyiin ama heesoyiin aynu dhageysan jirin ayad la qabsanaysa!!! Hee is ilaali waa lagu soo dhukusayaaye. Is yare walaaloy masaxkadaada young ka dhig is giiji oo dhac dhacdaada ha la maqlo. 

    Wa mahadsan tahay inta dhageysatay subscribe ku jid ino khamista next episode yaab leh aya soo socda oo addictionka ka hadlaya ;) Kheyr baynu isku ognahay meel allah iyo meesha joogtid.

    #simaneey #SomaliPodcast

    🌍 somalipodcasts.com

    📺  Youtube Simaneey


    15 min
  • Rover Perseverance! Cawa Mars ayaan tagay!!

    heee asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Waanidin salamay wllyaal!Rover Perseverance waa robot yar oo NASA uu dhirtay Mars wuxu soo fadhistay cawa au tarikhdu tahay 18/02 sacadu markey ehed 21h halka Yurub.Waxan rabay in aan kula la qeybsado rajada ama fikirka laga qabo robotga yar ee dunidoo idil cawa indhaha ku heesey! Fikirkeyga kula qeybsaday waa imagination... dee wll is diyaari wataa Mars la fadhistay dunidan Allah og... Adiguna maxad ka qabta waxyaladaasi?Miyad tegi lehed mars hadi colonie laga samenayo??  Waa kaftankii weekendka, bon weekend à tous!Wa ku mahadsan tahay inta dhageysatay, hadi ad ka heshey episodekan subscribe si anu ku dhafin episodeka kale.

    #simaneey #SomaliPodcast

    🌍 somalipodcasts.com

    📺 Youtube Simaneey

    11 min
  • 1Week 5Steps qudha samee qorshahaagu wa maxay? halke ku socota?! Wakhtigaagu halkuu mara?

    Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Hadi ad 1week 5tan steps ad  sameysid wax badan aya is ka badalaya. Hadi ad is waydisay wakhtigaagu  halku mara intan dhageyso oo visionka ad ka qabtay qorshaaga ama  goalkaaga  aya is badali(balan).Imisa sacadood aya ku jeedsata goalkaaga  todobaadki? si dhab ah ma uga shaqeesa hamigaaga? Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay. 

    #simaneey #SomaliPodcast

    🌍somalipodcasts.com

    📺Youtube Simaneey

    10 min
  • Hinaasku wa waxa ku Folxumeeya!Simaneey somali podcast

    Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Noloshaada jealous iyo hinaas iyo  xaasid kuma qaabtan 2021! 

    Hinaasku wuxu keena cuduro, alxamdulilaah  kama odhano qofka kale, qofka nogu dhow dhibato badan ayu uu keena.  Anaga wakhti iyo cudur is ku keeneyna miyanu is neceb nahay maxaynu sida  is kugu galeyna?Walaal sharaf iyo mamuus ayad leedahay wakhti haku  lumin dad kale. Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay, hadi ad ka heeshey like igu sheeg ;)

    Hadi ad ku cusub tahay bienvenue so dhowow oo subscribe gareyso podcastkan.

    #simaneey #SomaliPodcast

    🌍 somalipodcasts.com

    💌[email protected] email walba waan akhrista with ☕

    📺Youtube Simaneey tutorials iyo videos cajiib ah soo dhiga soo dawo

    5 min
  • Somali Valentine's day 2021! Simaneey somali podcast

    Hee Asc kuso dhowow new episode Simaneey somali podcast! Lover ma leedahay ama xabibti ad flowers uu direysid sanadkan ama jecel aan la sheegan sanadkan waa cajiib runti❤

    Somali valentine's day soo socota diyaar ahow.Maalinti jecelka ee dadka  is jecel ee aduunka oo dhan hadiyad is ku keenan.Cida ad jeceshahay uu  dir hadiyad oo happy valentine ka dhe ;) Valentine's day ama valentin sida loo idhado waa 14 février siiba  sanadkan hooyoyinka guriga caruurta ugu dhigeye casharka schoolka aya uu  leh marka fadlan yaan la ilowin supportka iyo dirigalinta. Happy valentine's day cid walba single iyo couple baa. Cida rabtid uu  dir episodekan ana uu sheegeya iney valentine tahay hahaha. 

    Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay episodekan, hadi ad ka heeshey like igu sheeg hadi ad saxaabta uu direysid merci!

    Maku cusub tahay podcastkan wll welcome so dhowow podcastkan meel dheer ma joogne wa isla anagi😁subscribe gareyso

    #simaneey #SomaliPodcast

    🌍 somalipodcasts.com

    💌[email protected] email walba waan akhrista with ☕

    📺Youtube Simaneey tutorials iyo videos cajiib ah soo dhiga soo dawo

    6 min
  • Ma Gursanaysa 2021?Architecte noqo o Dhiso Mustaqbalkaga!Aroosku waa maalin noloshaada ka qimo badan

    Somali aroos ka hor wixi muuhimka ah inad ka tashatid.Maalinta arooska  waxa ka weyn noloshaada. Wa talo ama waano. Arooskaga kheyr baan kugu  rajeneya lakin fadlan wakhti qaado plan sameyso ila 5sano kama qomamen  doontid weliga. Halkee ku socotan? Plan sameyso sanad walba.  Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay, hadi ad ka heeshey fadlan  liketa iyo subscribe igu tageer mahad.

    8 min
  • Somali Podcast Tutorial Wa Maxay Podcast?Sidee uu noqda podcaster?Halkee kaga bilawa?

    Somali Podcast Wa maxay podcast?sidee loo noqda podcaster? Halkee kaga  bilawa?Suaalada ad qabtid ayan is ku da'yi inan ka jawbo. Podcastku  bulshada badankeed uu ku cusub yahay lakin dad aya raba iney bartan oo  ka qeyb qaatan adventurekan aan cid walba kula talinayo iney mar uun is  ku daydo. wa experience cajib ah oo aan aad uga helay. Episodes kale oo podcast ku sabsan way soo socdan idin ilowi mayo. Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay, hadi ad ka heeshey fadlan  liketa iyo subscribe igu tageer mahad.

    6 min
  • Balaaska Booska qaado in 5 Steps qudha!Hadan ogaa ayad odhan!promotion gaadh 2021

    Shaqadaad ma rabta inad boos noqotid ama inad balaska booska lagu siyo.  Fadlan ado waxba samen noqon meysid boos ee baro sida level up ugu samen  kartid shaqadaada. Wa 5 steps oo qaar kula adkan karan lakin adkeyso oo  darajo saraysa gaadh inshallah. Experiencekeyga kula qeybsaday markan  balaska booska rabay hadan ogaa intan... Wa ku mahadsan tahay intad dhageysatay, hadi ad ka heeshey fadlan  liketa iyo subscribe igu tageer mahad.

    14 min
  • 6dan Qof iska Fogee! Simaneey somali podcast

    Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa episode keygi ugu horeeye😊 aan kaga hadlayo dadka waqtiga inaga rida.

    Maha dad xun lakin waqti badan qaata runti hahaha. Marka waxan is idhi ku bilow podcastka wax yar oo shaqsiga ku saabsan!

    Boqor Hooyo Asxaab Baxsad Baroor Xanaaq waa 6 classic bila adaamka dabecadisa oo cid walba qeyb aya nagu jirta 😉 lakin markey qeyb nagu badan tahay ayanu dhibato noqona ama dhibato nagu noqdan dadkaas. Waqtigu waa sheyga ugu qaalisan aduunka si yar iskaga fogee 6dan qof si ZEN uu noqotid oo noloshu qaabow kuu noqoto (hadi ad iska fogeen karen dee Allah Fi maxa la sameen...)

    Hadi ad ka heshey like igu sheeg hadi ad ku cusub tahay welcomme so dhowow oo subscribe gareyso

    #simaneey #SomaliPodcast

    🌍 somalipodcasts.com

    💌[email protected] email walba waan akhrista with ☕

    📺Youtube Simaneey tutorials iyo videos cajiib ah soo dhiga soo dawo

    7 min

About Simaneey somali

From the publisher's feed

Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Fursadaha iyo Faidoyinka Internet ayan kaga hadla. Internet wll dad badan aya ka shaqeysta, fikrado shaqo dhageyso hadi ad rabtid. Organization iyo Goals ayan…