Warshada hilibka lo'da ee Tyson ee ku taal Dakota City ma furi doono sida la filayo Talaadada. Afayeen u diray Siouxland Public Media News qoraal galabtaan wuxuu leeyahay, "Caafimaadka iyo badbaadada xubnaha kooxdeena ayaa ah ahmiyadeena koowaad, waxaana u qaadnaa mas'uuliyadaan si aad ah qatar ah. Waxaan sii wadnaa inaan ka shaqeyno sidii aan u habeyn laheyn tirada ugu badan ee baaritaanka tijaabada ah ee 4,300 xubnood ee kooxdayada ah, sidaa darteed waxaan go'aansanay inaan si ku meel gaar ah