Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
T-radio Podcast waa Podcast ka hadla aarimaha dhalinyarad, Technology, Hal-abuurka, Wacyi galinta, iyo Ganacsiga, kaas oo xaruntiisu tahay Soomaaliya... more
FAQs about T-Radio Podcast:How many episodes does T-Radio Podcast have?The podcast currently has 22 episodes available.
December 31, 2020Doorka media-ha ee hormarinta dhallinyarada iyo technology-yada Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Khadr Cawil Ismaacil oo ah wariye inta badan warbaahinta la soo shaqeyey islmarkaana ah agaasimaha Idaacada Deljir ee Garowe. Todabaadkaan barnaamijku wuxuu ku saabsan yahay. Doorka media-ha ee hormarinta Hal'abuurka dhallinyarada iyo technology-yada...more18minPlay
December 24, 2020Ma doonaysaa in aan wax badan ka barto Electrical Engineering.? hadaba barnaamijkaan kaga bogo Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Deeq Cabdi Jamac oo ah khabiir waxa badan ka soo shaqeyey meelo kala duwan oo caalamka, wuxuna ku saabsan yahay barnaamijku Electrical Engineering iyo muhiimada uu dalkeena u leeyahay....more15minPlay
December 17, 2020kusoo dhawaada Barnaamijka T-radio Podcast waxaana ku falan-qayn-doona waxyaabaha sababa in ay fashilman ganacsiyada yaryar ee Soomaalida?kusoo dhawaada Barnaamijka T-radio Podcast waxaana ku falan-qayn-doona waxyaabaha sababa in ay fashilman ganacsiyada yaryar ee Soomaalida?Khabiir arrimaha ganacsiga iyo dhiirigalinta ah ku marti ah Mahamed Abdirisaq.Ka faa'iidaysi wanaagsan....more14minPlay
December 10, 2020wuxuna ku saabsan yahay dhalinyarada iyo Technology waxaynu xooga saaraynaa todobaadkaan fursadaha dhalinyarada soomaaliyeed uga banaan technology si ay uga faaiidaystaanTodobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Siad Osman husein oo ka mid ah dhalinyarta aqoonyahanka ah ee ku shaqeeye xirfadah Programing khaas ahaan App development wuxuna ku saabsan yahay dhalinyarada iyo Technology waxaynu xooga saaraynaa todobaadkaan fursadaha dhalinyarada soomaaliyeed uga banaan technology si ay uga faaiidaystaan ...more12minPlay
December 03, 2020Doorka dhallinyarada ee hormarinta technolog-yada iyo hal-abuurka casriga.Barmaajika toddobaadlaha waxaa marti ku ah Abdikariim Bootaan oo khabiir falan-qeeya arimaha dhallinyarada....more15minPlay
November 26, 2020sida ay dhalinyaradu guulo ugu gaari karaan barnaamijyada samafalkaTodobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Aadan Abdrihman Aadan oo ka mid ah samafalayaasha ka shaqeeya arimaha bulshada iyo hormarinta dhalinyarada wuxuna ku saabsan yahay barnaamijku sida ay dhalinyaradu guulo ugu gaari karaan barnaamijyada samafalka ...more15minPlay
November 19, 2020Jaamcadaha Soomaaliya siday ugu diyaarsan yihiin in ay soo saaran arday u qalanta hal-abuurka iyo Technolgy-yada casriga ahBarnaamijka T-Radio Podcast todobaatkaan wuxuu ku saabsan yahay Jaamcadaha Soomaaliya siday ugu diyaarsan yihiin in ay soo saaran arday u qalanta hal-abuurka iyo Technolgy-yada casriga ah waxaa marti ku ah hormuudka kuliyada ICT jaamacadda Puntland State University Eng: Mustafe Abdishakur Mohammed...more15minPlay
November 12, 2020Dhiirigalin Nooce ah bay u baahan yihiin dhalinyarada haysta fikradaha ganacsiga ee bilowga ah (StartUp)dhiirigalin Nooce ah bay u baahan yihiin dhalinyarada haysta fikradaha ganacsiga ee bilowga ah (StartUp) iyo doorka ay ku leeyihiin dhalinyaradu hormarka ganacsiga. Waxaa barnaamijka marti ku ah Abdulkadir Said Dahir Agaasimaha waaxda hormarinta iyo dhiirigalinta Wasaaradda Ganacsiga Puntland ...more16minPlay
November 05, 2020Covid-19 iyo saamaynta uu bulshada Soomaaliyeed ku yeeshayCovid-19 iyo saamaynta uu bulshada Soomaaliyeed ku yeeshay iyo sida ugu wanaagsan ee bulshadda Soomaaliyeed uga soo kabSan karaan. waxaa barnaamijka marti ku ah Dr. Abdirihiman Aadan Ibrahim oo ah hormuudka kuliyada caafimaadka Jaamacada Puntland State Of Somalia (PSU)...more13minPlay
October 29, 2020kaalinta ay technology-yadu ka qaadan karto hormrka iyo koboca dhaqaalahaTani waa qaybtii saddexaad Ee Taxanaha T-Radio Podcast oo ah barnaamij Toddobaadle ah oo lagu dhiirigalinayo dhallinyarada somaliyeed waxaan kaga hadli-doona kaalinta ay technology-yadu ka qaadan karto hormrka iyo koboca dhaqaalahaWaxaa marti ku ah barnaamijkan Eng. Ahmed Abdikarin Mohamoud Oo ah Dean-ka Kuliyada ICT jaamacada Forntier University ee Garowe...more18minPlay
FAQs about T-Radio Podcast:How many episodes does T-Radio Podcast have?The podcast currently has 22 episodes available.