Tani waa qaybtii Labaad Ee Taxanaha T-Radio Podcast oo ah barnaamij Toddobaadle ah oo lagu dhiirigalinayo dhallinyarada somaliyeed waxaan kaga hadli-doona Mowduucyada Technology, Ganacsiga, iyo Hal-abuurka.
Waxaa marti ku ah barnaamijkan Eng. Ali Said Mohamed Oo kamid ah Maamulka shirkadaha Sombank iyo Tawakal Express sidoo kale waa khabiir dhinac Technology, Ganacsiga, iyo Hal-abuurka