Howlaha inoo yaalo aad bay u faro badan yihiin. In badana waxaa dhacdo in aan kuwo aan muhiimad adag laheyn uga mashquulno kuwa inooga muhiimsan.
Si kasta oo aad u mashquulsantahay afartaan shey u dhug yeelo"
1. Diintaada gudashada waa jibaadkeeda
2. Caafimaadka naftaada
3. Ka warqabka ehelkaada iyo
4. Isku filnaansho dhaqaale.