The koraad Podcast
Download on the App Store

The koraad Podcast episodes

About The koraad Podcast

From the publisher's feed

Korad waa podcast ka hadlaya codka, cududda, iyo curinta dumarka Soomaaliyeed. Waxa uu xambaarsan yahay sheekooyinka dhabta ah, dhiirrigelin, iyo doodo ku saabsan nolosha, caafimaadka maskaxda, xuquuqda haweenka, iyo horumarka bulshada. Ujeeddadeennu waa inaan dumarka Soomaaliyeed ku dhiirrigelino inay codkooda qaataan, kuna biiraan horumarka naftooda iyo dalkooda.