[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku eegaynaa sida warbaahinta Soomaalida ay ula tacaalaan caqabadaha maskaxiyeed, jireed iyo kuwa xirfadeed ee ka soo gaara tebinta dhacdooyinka naxdinta leh.
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Haweenka Soomaaliyeed (SWJO), Farhia Maxamed Kheyre, ayan ka wareysanay dhibaatooyinka gaarka ah ee haweenka saxafiyiinta ah ay kala kulmaan shaqadooda, sida ay uga faa’ideysan karaan tababarrada si ay ula tacaalaan culaysyada iyo naxdinta, iyo waxa ay SWJO ku taageerto.
Waxa kaloo aan wareysanay Cabdiraxmaan Guutaale oo ah wariye ka tirsan warbaahinta Astan, waxa uu nala wadaagayaa talooyinka iyo farsamooyinka wax ku oolka ah ee uu ku maaraynayo saamaynta ay ku leeyihiin tebinta wararka colaadaha iyo dhibaatooyinka bani’aadamka iyo sida uu isugu dheelli tirayo waajibaadkiisa shaqo iyo daryeelkiisa shakhsi ahaaneed.
Barnaamijka waxaa soo jeedinayo Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Waxaan rabnaa in aan maqalno aragtidaada: sidee kula tahay in xirfadlayaashu ay u maarayn karaan badqabkooda qof ahaaneed iyo waajibaadka shaqadooda? Wac raadiyaha aad jeceshahay inta barnaamijka uu socdo maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----
-----
This week on #TubtaNabadda, we explore how the Somali media deals with the psychological, physical and professional challenges of covering traumatic events.
We speak to the chairperson of the Somali Women Journalist Organisation (SWJO), Farhia Mohamed Kheyre, about the specific difficulties that women journalists face in their work, how they can benefit from training to cope with the stress and trauma, and what the SWJO does to support them.
Our second guest is a journalist from Astan Media, Abdirahman Gutale, and he shares with us his practical tips and techniques for managing the impact of reporting on violence, conflict and human suffering and how he balances his professional duty and his personal well-being.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
We want to hear from you: how do you think professionals can manage their personal well-being and the duties of their profession? Call in your favourite radio station during the show today: