[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda waxaan ku eegeyna dadaallada lagu joojinayo xadgudubyada galmada ee xilliyada colaadaha, iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka xadgudubyada galmada ee colaadaha ee la xuso 19ka Juun, sanad walba.
Waxaan ka wareysanay Noel Kututwa, Lataliye Sare ee Ilaalinta Haweenka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, saameynta xadgudubyada galmada xiliyada colaadaha ay ku yeeshaan shakhsiyaadka, qoysaska, iyo bulshada iyo caqabadaha gaarka ah ee ay la kulmaan kuwa ka badbaada.
Martideena labaad ee, Aisha Abadikarin, Sarkaalka Rabshadaha Ku Salaysan Jinsiga ee Hay’adda HINNA, aya ka hadlaysaa abuurista jawi taageero ah oo loogu talagalay badbaadayaasha iyo hubinta in ay helaan caddaalad, daryeel caafimaad, iyo taageero nafsaani ah.
Barnaamijka waxaa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Nala wadaag ra'yigaaga ku saabsan tillaabooyinka aad qaadi karto si aad u ciribtirto xadgudubka galmada ee bulshadaada.
Wac idaacada aad jeceshahay inta barnaamijku socdo maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
---------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
--------------
--------------
This week on #TubtaNabadda, we highlight efforts to stop sexual violence in conflict, marking the International Day for the Elimination of Sexual Violence in Conflict commemorated annually on 19 June.
We interview Noel Kututwa, Senior Women Protection Advisor from the UN in Somalia, about the impact of sexual violence in conflict on individuals, families, and communities and the unique challenges faced by survivors.
Our second guest, Aisha Abadikarin, Gender Based Violence Officer from Women Pioneers for Peace and Life (HINNA), talks about creating a supportive environment for survivors and ensuring their access to justice, healthcare, and psychosocial support.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views on steps you can take to eliminate sexual violence in your communities. Call in your favourite radio station during the show today: