Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Asalaamu Caleykum. Ku soo dhawaada podcast Ubad-Bila. Halkan waxaan idinku soo gudbini sheekooyinka carruurta, xanaaneynta carruurta, dhiirigelinta waalidinta iyo buugaag aan qornay oo ku saabsan dhii... more
FAQs about Ubad Bila:How many episodes does Ubad Bila have?The podcast currently has 10 episodes available.
January 24, 20236. Geed & Laba nin oo musaafir ahIn Ilaahay loo mahadnaqo oo loogu xamdiyo nimco kasta oo ikaahay ina soisay ayay sheekadani ina baraysa. Dhageysi wacan...more2minPlay
January 05, 20235. Sheeko timeQiso kooban oo ku saabsan boqor raba inuu wadankiisa wanaajiyo ka hor intaanu naftiisa wanaajin....more3minPlay
September 19, 20224. Faa'idada iyo faa'ido darada ay cadceedu u leedahay jidhkeena!Dhageysi wacan!...more12minPlay
September 11, 20202. Shanta dareen ee carruurtaCutubkan 2aad wuxuu ku saabsan yahay shanta ee dareen ee caruurtu ay leeyihiin markay ka yar yihiin hal sanno iyo qaabka ay u shaqeeyaan dareemada carruurta....more9minPlay
August 11, 20201. Daryeelka Hooyada iyo Ilmaha (episode/cutub 1)Cutubkan waxaan kaga hadlayna daryeelka ay hooyadu u baahan tahay inay aqoon u lahaato kadib markay umusho....more9minPlay
July 25, 2020Warbixinta Ubad-Bila podcast (Trailer)Waxyaabaha uu podcast-kan ubad-bila uu ka hadli doono ayaan halkan idinku sharaxaya....more1minPlay
FAQs about Ubad Bila:How many episodes does Ubad Bila have?The podcast currently has 10 episodes available.