Cutubkan 2aad wuxuu ku saabsan yahay shanta ee dareen ee caruurtu ay leeyihiin markay ka yar yihiin hal sanno iyo qaabka ay u shaqeeyaan dareemada carruurta.
Asalaamu Caleykum. Ku soo dhawaada podcast Ubad-Bila. Halkan waxaan idinku soo gudbini sheekooyinka carruurta, xanaaneynta carruurta, dhiirigelinta waalidinta iyo buugaag aan qornay oo ku saabsan…