BUUNDO

BUUNDO

By Mohamed OmerEducation
Download on the App Store

BUUNDO episodes

  • Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli
    Season 1,  Xalqadda 4aad.
    Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year).  Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay,  hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. 
    Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa.
    57 min
  • Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud
    Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada.
    Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale. 
    Dhagaysi wanaagan!
    54 min
  • Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries
    Xalqadan waxaan kula sheekaysanayaa Cabdixakiim Maxamed, Aasaasaha Shirkadaha Xadiid.
    Safarka curineed ee Cabdixakiim waxaa ku jira casharo wax laga baran karo, yididiilo iyo xujooyin badhitaari kara qof kastę oo raba in uu curiyo hal-abuur guulaysta. Halkan kaga bogo qisada Cabdixakiim iyo sida uu u dhisay shirkad nooceedu innagu cusub yahay isla markaana uga dhigay ganacsi guulaystay oo saamayn wanaagsan ku yeeshay suuqa dhismaha ee Soomaaliya. 
    Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 
    dhagaysi wanaagsan!
    37 min

About BUUNDO

From the publisher's feed

BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku…

More shows like BUUNDO

Kabasho by Hamda Hussein

Kabasho

190 Listeners

Somali Show by Mohamed

Somali Show

8 Listeners

QORSHAHA NOLOSHA Ep:1 by Ali Mire Ahmed

QORSHAHA NOLOSHA Ep:1

0 Listeners