Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u h... more
FAQs about Hiloow:How many episodes does Hiloow have?The podcast currently has 57 episodes available.
September 01, 20237. Qof weliba abuur shan geedSumayo Ibraahim CismaaniyoBishaar Maxamed Nuur...more50minPlay
July 29, 20236. Xalinta khilaafaadkaQeybta LIxaad ee Barnaamijka Hiloow oo aay maanta Marti inoogu yihiin Nabadoon Cumar Maxamuud Abagaaloow & Abwaan Daahir Xuseen Diini ( Daahir Qaran) ayaad ku dhegeysaneysaan Ruwaayadii Hilow oo aad u xiiso badan & su,aalo aan weydiinay Martida Barnaamijka....more1h 1minPlay
June 23, 20235. UdxiyaBarnaamijka Hiloow oo aad bishiiba mar aad ka dhegeysataan Idaacadaha Radio Jowhar, Radio Balcad & Radio Wadani ee Magaalada Baladweyne. Waxaa marti igu ah Shiiq Cumar Shiikh Shaami oo ka mid ah Culumaa,udiinka Gobolka shabelaha dhexe & Fartuun Axmed Xaaji oo ka mid ah Uruurka Dhalinyarada. Waxaana ka hadli doonaa Xajka oo ka mid ah Tirarka Islaamka....more59minPlay
May 26, 20234. Dib u Heshiisiin BulshoKu Soo dhowaada Barnaamijka Hiloow oo ay maanta Marti inoogu yihiin Ustaad Cumar Saalax Cabdi oo ah Macalin ka tirsan Jaamacada Plazma & GUdoomiyihii hore ee Hey.ada Wocca Maamo Faadumo Maxamed Axmed oo labadaba aad aqoon ugu leh iyo waayo ragnimo arimaha isbedelka Cimilada iyo arimaha din u heshisiinta....more50minPlay
April 27, 20233. DaadadBarnaamijka Hiloow oo ah Barnaamij aan ugu hadalno Arimaha ay ka mid yihiin Isbedelka Cimilada, Arimaha la xiriira dib u heshiisiinta Xalinta Khilafaadka & Abaaraha ka jira guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Degaanada Dowlad Goboleedka Hirshabelle.Barnaamijka maanta oo aan intiisa badan ugu hadli doono waxyaabaha sababa isbedelka Cimilada ayaa waxaa marti inoogu ah Dr. Mahad Axmed Hiloowle oo ah Agaasimaha Jaamacada SAM SAM faraceeda Jowhar.Barnaamijka inta uu socdo waxaad ku dhegeysan doontaan Ruwaayad ka turjumeysa dhibatada laga dhaxlo isbedelka Cimilada Robabka & weliba Fatahaada waxaana inoo jilaya C/qaadir Colaad Balaag & Ayaan Axmed Cali oo labada ka tirsan Shabakada Nabadeynta Hirshabelle ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan IPN.Barnaamijka ayaa biishiiba mar aad dhegeysataan waxaadna ka baahinaa Idaacadaha kala ah Radio Jowhar, Radio Balcad & Radio Wadani B/weyne....more50minPlay
March 31, 20232. Cafis iyo CibaadoShiikh Abuukar XasanCali Maqaneey, Wasiirka Diinta & Awqaaffta Dowlada Hiirshabelle...more55minPlay
March 02, 20231. Nolosha barakacayaasha- Nabadoon Axmed Caloow Beereey, Gudoomiyaha Dubbab balaas - Gandi Xuseen Baroow, Abwaan - Nabadoon Muxumed Xasan Cismaan, Xaqiijye- Maxamuud Cali Axmed Muudeey, Oo ka mid ah Insider Peacebuilder Network (IPN) Jowhar...more58minPlay
FAQs about Hiloow:How many episodes does Hiloow have?The podcast currently has 57 episodes available.