Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u h... more
FAQs about Hiloow:How many episodes does Hiloow have?The podcast currently has 57 episodes available.
May 02, 202417. Qasaaraha Fatahaada HarbarwaaqoMaxamed Xasan CismaanDahabo Xasan IbraahimFaaduma Cali Damaleey...more1h 1minPlay
February 29, 202414. Mamnuucida bacaha halka mar la isticmaaloMagacyada martida waa Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Burisiyo Maxamed Xuseen Waasuge...more1h 6minPlay
February 15, 202413. Dib u Heshiisiin Bulsho - Qeybtii 2aadBarnaamijka Hiloow waxaa ah mid aad dhheysateen sanadkii hore oo aan dib idinkugu soo celinay ayaa waxaa marti inoogu ahNabadoon Maxamed Xasan Jaaki Macaani oo ka tirsan Shabakada Nabadeeynta Hirshabelle ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IPNIskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga & warshadaha G/sh/dhexe Cumar Xaaji MaxamedDr Shukri Xirsi diiriye...more1h 1minPlay
January 25, 202412. Ardayda iyo ka Hortagga DaroogadaBarnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa insha laaha ka hortaga Isticmaalka Muqaadaraadka Aradada.Cabdikariin Cumar Moalim Caaloos leh Macalin Shukri Maxamed Dhiblaawe, Deeqo Axmed Yare & Maxamed Axmed Diite...more1h 1minPlay
December 28, 202311. Isu GumashoMaanta waxaan ugu hadli doonaa isu gurmadka walaahi ay dhibateyeen fatahaadihii & weliba daadadkii ka dhashay robaabkii lIxaadka lahaa ee ku dhuftay gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan Degaanada Hirshabelle.Barnaamijka Galabta waxaa marti igu ah Wasirkuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Maxamed Yuusuf Caloow & Shukri Cali Maxamed oo ka tirsan Barakacayaasha Degmada Jowhar....more54minPlay
November 30, 202310. Daadadla Soomaaliya & SaameyntoodaBarnaamijka waxaa maarti inoogu ah Faadumo Faarax Jimcaale oo ka tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Ustaada Cumar Saalax oo ah aqoonyahan aad ugu xeer dheer Arimaha Isbedelka Cimilada.Waxaana maanta Barnaamijka ugu hadli doonaa arimahii ugu danbeeyay ee daadadka ka dhashay robabkii lixaadka lahaa ee ka da,ay Soomaaliya....more1h 3minPlay
October 26, 20239. Tacabka Beeraha iyo RobabkaBarnaamijka Hiloow qeyntiisa 9,aad ayaa waxaan ku soo qadan doonaa Tacabka Xiliga deyrta & Robabka Lixaadka leh ee sameynta ku yeeshay Degaano fara badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle.Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe Madiino Cadow Coloow ahna Xubin ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Saalim Axmed Saalim oo ka tirsan Ururka dhalinyarada Degmada Jowhar....more52minPlay
September 28, 20238. Murugo iyo Xusuuss* Ismaaciil Yoonis Cabdulaahi, Gudoomiyaha Tuulada Mareereey * Xuseen Mowlliid Muudeey, Gudoomiyaha Tuulada Baaroow Weyne * Nafisa Seeymeey Nuur, oo ka mid ah Uruurka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe...more56minPlay
FAQs about Hiloow:How many episodes does Hiloow have?The podcast currently has 57 episodes available.