Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer.Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Interne... more
FAQs about Ifiye Radio:How many episodes does Ifiye Radio have?The podcast currently has 250 episodes available.
February 19, 2023Walaashey- Fu'aad Cumar iyo Farxiya FiskaWaa Heestii Walaasheey ee ku luqeeyb jireen Fanaaniinta Fu'aad Cumar iyo Farxiya Fiska. Heesta waxaa lagu duubay walaalaha Sweden Studio waxaayna marka ka mid ahayd heesaha ugu dhageysiga badan Soomaalida.Dhageyso idaacadda Ifiye Radio qeeybteeda 24/ saac oo ay toos uga socdaan heeso xiiso leh. la soo dag App keena oo aad ka heli karto Google Play ama naga dhageyso App kaSimple Radio....more7minPlay
October 01, 2022Adaa mudan yaa kaa mudan- Hodan Abdirahman iyo Amiin YareAdaa mudan yaa kaa mudan- Hodan Abdirahman iyo Amiin Yare...more3minPlay
September 22, 2022Hay gabin-Faysal Cumar MushteegSomali musicHeestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg...more6minPlay
September 12, 2022Dudinada Maqashii-Haboon Nuura YaxyeFaraxada Dahabkaa Dudinada Maqashii-Haboon Nuura Yaxye...more4minPlay
September 12, 2022Seef- AhzaabSeef weeye caashuJirka meesha uu saroSahal kuma bogseeteeFanaanka Ahzaab...more6minPlay
September 10, 2022Halgan-Suldaan SeeraarHalgan-Suldaan SeeraarSanadguuradii ONLF ee 38-aad...more7minPlay
September 07, 2022Gar baan kuu dhiganayaa-DigfeerYassin Axmed Digfeer.Dadkii kala gado qarsadaWaxbaa ka dhex guuxayeeGar-baan kuu dhiganayaaGudoonkuna waa adigeeGar-eex lama doonayeeGarawso waxaan ku dhahoNin gob ah ood gacal tihiinWiliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqneyn wax garaInuu gurigoo cidlo ahSidii GAAL-SHIRE fadhiyoMiyaanu gartaa laheynDar-daarankii waad gafteeAdoo fasax gaaban tageyMaxaa GOBLE kaaga xidhanMa geel-baa kuugu dhalay-----------------------------------------Adoon gurro iyo canaan Adoon gacan iyo dil qabinAdoon gaajiyo dhib aragAnoo Guri kuu sharaxayGasiinkuna kuu dhex-yaalWiliba Gobanimiyo sharafAdiga guudkaaga sudhayWiliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqneyn wax garaInaan gurigoo cidlaaSidii GAAL-SHIRE fadhiyoMiyaanan gartaa laheynDardaarankii waad gaftee Adoo fasax gaaban tagey Maxaa GOBLE kaaga xidhan Ma geelbaa kuugu dhalay....more7minPlay
FAQs about Ifiye Radio:How many episodes does Ifiye Radio have?The podcast currently has 250 episodes available.