Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
MaanDeeQ podcast Waa Madal Maqal Aankaga Hadalno Arimaha Bulshada Waxbarashada Horomarinta Nafta iyo Qadiyadaha Haysta dhalinyarada Soomlida Waxaana marnaamijka idinsoo gudbisa iman oo ah xirfadle ca... more
FAQs about MaanDeeQ Podcast:How many episodes does MaanDeeQ Podcast have?The podcast currently has 25 episodes available.
August 27, 2021Cabirida Daŕeenka Maxay ugu koobnatay dareenkeena oo cabirno Wadooyinka Dhaktarada iyo Qubuuraha..... ? Dareenkaaga oo Qalbiga ku haysatid waa sidii cadar ku jira dhaladiisa wax Qiima malaha ilaa markii uu faafo Dhagaysid Wanagsan...more12minPlay
August 16, 2021Saamaynta Baraha Bulshadu || Caffeine Podcost ||Baraha bulshada wax badan buu ka beddelay, sida ay dadku u wada xiriiraan, sida ay shaqadooda u qabtaan, ama xitaa sida ay ula socdaan wararka kala duwan, Sidona u leeyahay Dhinaca wanaagsan wuxuu u leeyahay Dhinac Aan wanaagsanayn oo Nolosheena saamayn xun kaga tagi Kara Dhagaysi Wngsan ♡--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more39minPlay
August 02, 2021Waxbarsha & XirfadaHello, ma jeclaatay inbadan qof aan jeceshahy in uu ku fahmo adoona afka Kala furin !! mise ma iswaydiisay sababta dadka xirfadlayaasha u noqdan dad dhaqaale joogta leh intaas iyo kabadan waxaan ku tafa tirayna xalqadeena maanta Ee waxbarasha iyo Xirfada Dhagaysi xiisa leh ...more1h 15minPlay
August 02, 2021Waxbarshada & xirfada--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more36minPlay
July 29, 2021Iscadayta Iyo Qisadii igasoomaratayIn aad midabkaaga badashid waa in aad ku qanacsanyn abuurka Allah xukun kuma saarayo lakin Hanaqon qof jirkiisa aduun u ah Thank you 💞--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more28minPlay
FAQs about MaanDeeQ Podcast:How many episodes does MaanDeeQ Podcast have?The podcast currently has 25 episodes available.