Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
MaanDeeQ podcast Waa Madal Maqal Aankaga Hadalno Arimaha Bulshada Waxbarashada Horomarinta Nafta iyo Qadiyadaha Haysta dhalinyarada Soomlida Waxaana marnaamijka idinsoo gudbisa iman oo ah xirfadle ca... more
FAQs about MaanDeeQ Podcast:How many episodes does MaanDeeQ Podcast have?The podcast currently has 25 episodes available.
January 14, 2022Aafda Baahi Caadhifiyeed / Emotional NeedinessWaxaan dareemna mar un Nolosheena kamida xaalada qaybteen waxay noqdan kuwa booska maran karaadiya xiriirada Sunta ah halka kuwa kalena ay karaadiyan in ay maandooriyaadha ku daboolan inteena kalana waan la noolana Anogoo raadinayna Qofkaa ama shaygaa buuxin laha daloolka na ga dhex furan se idinka idinwaydiine taasi Ma Xalka saxda ahbaa mise waxbaan aafada kabadali karnaa ????? --- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more21minPlay
December 25, 2021Casharadan bartay + Ahdaafta 2022Dhagaysi Wcn ♡--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more21minPlay
December 21, 2021Erayo Qalbiga KasoobaxayDhagaysi Wacan ♡--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more12minPlay
December 10, 2021SoDohdaAragtida Gabdhaha maanta iyo Sodohda --- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more36minPlay
October 30, 2021Naftaada Ma Jeceshahay ?Naftadu kaalinteee kaga jirtaa noloshaada 😶--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more23minPlay
October 15, 2021Waxbarashada Heerka master’s degreeShahaadada master’s degreeka ma waxaa ubaratay ama ubaranaysa in aad ku labisato mise in aad garaad kurdhisato ? Ma dadaruuf baa kugu kaliftay? Wakhtiga ug munaasabsan in la bilaabo ? Dhamaan su'aalaha waxaan kaga jawaabayna Xalqadeena maanta--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more20minPlay
September 25, 2021WaDa NooLanShaHa 🤝O raahdan marka maqashid maxaa maan kusoo guxanaya ! Wadanoolanshaha se matahay qof aaminSan ? maanta Xalqadeena waxaan inyar kaga waramaynaa arintaa Dhagaysi Wanaagsan 🥰--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more18minPlay
September 18, 2021Guumays yahay!!!!Guumays waa tibaax guud oo loo isticmaalo in lagu tilmaamo gabdhaha ka weyn da'da guurka, taas oo caado ka ah waddan kasta. SaaS oy Tahay gabadhna ma istaahisho in erayga lagu Dhaho sababtoo ah magaranaysid daruufta haysata waxa laabteeda ku jira iyo suu eraygaasi u dhaawikaro Guurkuna maaha wax gacantaada ama gacanteeda ku jira ee waa arsaaq allah bixiyo Dhagaysi wanaagsan 🥰--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more28minPlay
September 11, 2021Waxaa U baahantahay Waa ......Dulqaadku ma aha kaliya awooda sugitaanka - waa sida aan u dhaqano inta aan sugeyno. Dhagaysi Wngsan 💕--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more16minPlay
August 27, 2021Cabirida Daŕeenka 💞Maxay ugu koobnaatay dareenkeena oo cabirno wadooyinka dhakhtarada iyo Qubuuraha ......? Dareenkaaga oo qalbiga ku haysatid waa sidii cadar ku jira dhaladiisa wax Qiimalaha ilaa markuu faafo Dhagaysi Wngsan 🥰--- Send in a voice message: https://anchor.fm/iman-abdi53/message...more12minPlay
FAQs about MaanDeeQ Podcast:How many episodes does MaanDeeQ Podcast have?The podcast currently has 25 episodes available.