
Sign up to save your podcasts
Or


Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo todobaadkaan marti ku ah Miizaan Podcast oo Dawan Media ka baxay ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan wadahadalladii ugu dambeeyay ee dhex maray dowladda Federaalka ah iyo Madasha Mustaqbalka ee ka dhacay magaalada Mudisho.
Saalax oo madaxweynaha ku wehliyay kulanka dhanka dowladda Federaalka ayaa faahfaahiyay waxyaabihii laga wada hadlay, qodobadii la isku mari waayay iyo waxyaabaha ay labada dhinac la soo shir tageen.
Sidoo kale wareysiga ayaa lagu falanqeeyay:
1- Qabyo tirka Dastuurka
2- Muranka doorashooyinka.
3- Wadahadallada Somaliland.
Wareysiga waxaa qaaday Cali Xalane iyo Calinuur Salaad.
🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA
Riix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaan
soo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📲 NALA SOO XIRIIR
🌐 Website: https://dawan.so/
📘 Facebook: /DawanTV
🐦 X/Twitter: @DawanTV
📸 Instagram: @DawanTV
🎵 TikTok: @DawanTV
Cabdikariim Xuseen Guuleed ma isku diyaarinayaa xilka Ra’iisul Wasaaraha? Maxaa ka qaldan doodda doorashada? Mucaaradku maxay rabaan, xaggeese wax marayaan?
Qeybtaan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doodda doorashooyinka, aragtida mucaaradka, wadahadallada socda, siyaasadda Galmudug, muranka dhulka dowladda, iyo mustaqbalka xisbiga Haybad Qaran.
Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo ay dad badan is weydiinayaan:
Cabdikariim Guuleed ma isku diyaarinayaa xil Ra’iisul Wasaare?
Maxaa ka qaldan hannaanka doorashada?
Mucaaradku maxay rabaan?
Wadahadallada siyaasadeed xaggee marayaan?
Doorashada Galmudug sidee ayuu u arkaa?
Haybad Qaran yaa musharrax uga ah Galmudug?
Muranka dhulka dowladda maxaa sal u ah?
Mucaaradku maxay ka qabaan maamulka dhulka?
Xisbiga Haybad Qaran muxuu ku tashanayaa?
Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto aragtida Cabdikariim Guuleed ee ku saabsan siyaasadda dalka, doorashooyinka, Galmudug, dhulka dowladda iyo mustaqbalka mucaaradka Soomaaliya.
Hosted by: Hussain Abdi Adan and Alinur Salad.
Production: All rights reserved by Dawan Media.
🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA
Riix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaan
soo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📲 NALA SOO XIRIIR
🌐 Website: https://dawan.so/
📘 Facebook: /DawanTV
🐦 X/Twitter: @DawanTV
📸 Instagram: @DawanTV
🎵 TikTok: @DawanTV
Dhaqan galka dastuurka Soomaaliya waa dood xasaasi ah oo meel adag mareysa, habraaca loo maray, xilliga uu dhaqan galaayo iyo su’aalo kale oo badan oo aan jawaab loo heynin ayaa dul hoganayo dastuurka.
Muddo xileedka Dowladda dastuurka cusub waxa uu u bedalay 5 sano halka kii hore ay 4 sano ahayd, dowladda hadda muddadiida sii dhamaaneyso waxa ay aaminsan tahay inay waqtigoodu 5 sano noqday oo sanad kale u sii harsan yahay, balse mucaaradka waxay si duuduub ah u diidan yihiin wax ka bedelka dastuurka lagu sameeyay.
DAstuurka wax laga bedelay waxaa ka farcamay shuruuc doorasho, iyo lagu dhisayo axsaab, taas oo ay doorasho qof iyo cod ah ka dhalatay, iyadana waxay abuurtay qalaalse siyaasadeed oo kale.
Wareysigaan oo aan la yeelanay Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar oo aan wax ka weydiinay:
• Wada shaqeynta Guddiyada.
• Madaxbanaanida guddiga
• Habraaca dib u eegista
• Habka wacyigelinta
• Dastuurrada Dowlad Goboleedyada.
• Miisaaniyadda Dib u eegista Dastuurka
• Siyaasadeynta Dastuurka.
• Dhaqangalka dastuurka.
Timeline:
00:00 Hordhac
01:13 Shaqooyinka Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda.
11:24 Sidee guddiyada u wada shaqeeyaan?
13:50 Kumeel Gaar Mise Qabyo?
20:22 Heshiisyada Dastuurka lagu dhisay?
26:56 Wacyigalin La’aan.
31:31 Madax bannaanida Guddiga.
38:01 Miisaaniyadda Dastuurka
43:37 Dastuurrada Dowlad Goboleedyada.
45:42 Dhaqangalka Dastuurka
49:57 Siyaasadeynta Dastuurka
55:07 Dastuurka Cusub iyo shuruucda Doorashada
1:00:27 Mustaqbalka Wasaaradda Dastuurka.
1:01:30 Gabogabo.
Xalqada Miizaan Podcast, waxaa lagu falanqeynayaa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan doorka Isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor, aragtida mucaaradka, doodda ku saabsan doorashada Qof iyo Cod, iyo su’aalaha ka taagan mustaqbalka doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya.
Martida barnaamijka waa Cabdiraxmaan Ceynte, Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor & Haybad Qaran, oo si faahfaahsan uga hadlaaya
✔️ Sababaha gaarka ah ee Xaqsoor uga baxday hannaanka Qof iyo Cod
✔️ Sida isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor u dhashay
✔️ Waxa run ahaantii ka dhacay kulanka Turkiga ee mucaaradka Soomaaliya
✔️ Cadaadiska siyaasadeed ee mucaaradku saarayo Villa Somalia iyo HSM
✔️ Khariidadda cusub ee doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya 2026
✔️ Doodda Qof iyo Cod vs hannaanka qabiilka ee siyaasadda Soomaaliya
Barnaamijku wuxuu sidoo kale taabanayaa
✔️ kulanka Turkiga iyo mucaaradka,
✔️ iswaafajinta hannaanka doorashada
✔️ iyo qabiilka, iyo waxa iska beddeli kara doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya.
Daawo Miizaan Podcast si aad u hesho falanqeyn qoto dheer, su’aalo adag iyo dood siyaasadeed oo dheellitiran.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
⏱️ MAWDUUCYADA & WAQTIYADA
00:00 ▸ Hordhac & soo bandhigida martida
03:45 ▸ Sababta Xaqsoor uga baxday Qof iyo Cod
11:20 ▸ Sidee u dhashay isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor?
19:50 ▸ Cadaadiska mucaaradku saarayo Dowladda Federaalka (HSM)
28:15 ▸ Shirarka siyaasadeed ee Muqdisho
35:40 ▸ Kulanka Turkiga iyo mucaaradka Soomaaliya
43:10 ▸ Qof iyo Cod vs Qabiil — dood furan
50:25 ▸ Mustaqbalka doorashooyinka madaxtinimo Soomaaliya 2026
56:30 ▸ Fariin Cabdiraxmaan Ceynte u dirayo dadweynaha Soomaaliyeed
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA
Riix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaan
soo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📲 NALA SOO XIRIIR
🌐 Website: https://dawan.so/
📘 Facebook: /DawanTV
🐦 X/Twitter: @DawanTV
📸 Instagram: @DawanTV
🎵 TikTok: @DawanTV
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Siyaasadda Soomaaliya, doorashooyinka Soomaaliya, mucaaradka Soomaaliya,
Cabdiraxmaan Ceynte, Xaqsoor, Haybad Qaran, Dowladda Federaalka Soomaaliya,
HSM, Hassan Sheikh Mohamud, Qof iyo Cod, Muqdisho siyaasadda, falanqeyn
siyaasadeed, doorashooyinka madaxtinimo 2026, kulanka Turkiga, isbaheysiga
mucaaradka, Somali politics analysis, Miizaan Podcast, Dawan TV.
#Soomaaliya #SomaliPolitics #Muqdisho #Xaqsoor #HaybadQaran
#CabdiraxmaanCeynte #MiizaanPodcast #DawanTV #MucaaradkaSoomaaliya
#HSM #QofIyoCod #DoorashoSoomaaliya #SiyaasaddaSoomaaliya
#DoorashooyinkaSoomaaliya #SomaliNews
© Dawan TV — Dhammaan xuquuqdu way xafidan tahay.
Xalqadaan Miizaan Podcast waxaan ku lafaguraynaa mustaqbalka iyo xaaladda waxbarashada Soomaaliya. Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa bixiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga hadlay manhajka, miisaaniyadda iyo caqabadaha hortaagan bahda waxbarashada.
Qodobada ugu waaweyn ee wareysiga:
Tayada Manhajka: Sidee loogu guulaystay diyaarinta manhaj mideysan oo dalka oo dhan ka shaqeeya?
Dooda Afka: Ma tahay suurtagal in Af-Soomaaliga uu noqdo luqadda rasmiga ah ee wax lagu barto?
Miisaaniyadda: Halkee ku baxdaa lacagta loogu talagalay horumarinta waxbarashada Soomaaliya?
Caqabadaha Jira: Maxay yihiin dhibaatooyinka ugu waaweyn ee haysta ardayda iyo dugsiyada dalka?
Haddii aad rabto inaad ogaato xaqiiqada dhabta ah ee nidaamka waxbarashada dalka iyo qorshaha wasaaradda ee sanadaha soo socda, ha moogaan qaybtan muhiimka ah!
📌 Mawduucyada Muhiimka ah ee lagu gorfeynayo:
Isbeddellada cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.
Kaalinta Af-Soomaaliga ee tacliinta sare iyo cilmi-baarista.
Sidee loo maareeyaa miisaaniyadda iyo deeqaha waxbarasho?
Mustaqbalka Guddiga Tacliinta Sare ee dalka.
Description (English)
In this exclusive first episode of Miizaan Podcast, we sit down with the Minister of Education, Culture, and Higher Education of Somalia, Hon. Farah Sheikh Abdulkadir. The Minister provides an in-depth look into the current state of education, the implementation of the national curriculum, and the strategic vision for the sector.
Key Highlights Include:
National Curriculum: The journey towards achieving a unified educational system across Somalia.
Language of Instruction: Evaluating the potential of the Somali language as a medium for academic learning.
Education Budget: Transparency and the allocation of funds for regional educational development.
Sector Challenges: Identifying and addressing the systemic barriers facing Somali students and educators today.
📌 Key Topics Covered:
Key achievements and reforms within the Ministry of Education.
The role of the Somali language in academic and scientific fields.
Financial management and the impact of federalism on educational policy.
The future roadmap for higher education institutions in Somalia.
Hosted by: Hussain Abdi Adan and Alinur Salad.
Production: All rights reserved by Dawan Media.
#Somalia #Education #Waxbarashada #MiizaanPodcast #FarahSheikhAbdulkadir #DawanMedia #SomaliLanguage #TacliintaSare
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka ama E-mail nos soo qor: [email protected]
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
www.dawan.so | www.dawan.africa
Timecode:
00:00 Hordhac
03:09 Maxaa u qabsoomay Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya?
12:14 Manhajka waxbarashada dalka
20:55 Barasahda Afka Soomaaliga
32:01 Miisaaniyadda Wasaaradda waxbarashada
39:55 Suurtagal ma tahay in Af-Soomaaliya luqad aan ahayn wax lagu barto.
45:08 Maxay tahay Caqabashada bahda Waxbarashada?
58:27 Imtixaanada Shahaadiga Dalka iyo Deeqaha
1:15:22 Deeqaha Waxbarasho iyo Tahriibka
1:18:28 Tirada Iskuulada Wasaaradda waxbarashada ay maamusho
1:32:20 halkee ayay ku danbeeyeen Gudigga Tacliinta Sare ee Dalka?
1:36:42 Sanadka Foundation-ka, halkee ayuu ka yimid?
1:53:37 Federaalka iyo saameyntiisa Waxbarashada
2:03:10 Maxay dowladda Jaamacad labaad u yeelan waysay?
2:13:26 Gabagabo
Qeybtan gaarka ah ee Miizaan Podcast, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Abdisalaan Abdi Ali Dhaay ayaa si faahfaahsan uga jawabay su'aalo ku saabsan mustaqbalka diblomaasiyadda Soomaaliya iyo difaaca danaha qaranka. Wuxuu ka hadlayaa dadaallada loogu jiro maalgelinta howlgalka AUSSOM, guulaha laga gaaray diblomaasiyadda muddadii u dambeysay, iyo qorshaha kor loogu qaadayo miisaaniyadda wasaaradda si loo xoojiyo joogitaanka Soomaaliya ee caalamka.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay difaaca madax-bannaanida dalka, gaar ahaan mowqifka dowladda ee ku aaddan faragelinta shisheeye, diidmada saldhigyo laga dhisayo Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland), iyo go’aankii laga qaatay heshiisyadii lala galay dowladda Imaaraadka Carabta.
• Maalgelinta Howlgalka AUSSOM: Wasiirka ayaa sharaxaya ololaha diblomaasiyadeed ee loogu jiro xaqiijinta dhaqaale waara oo uu ku shaqeeyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika.
• Difaaca Xuduudaha: Mowqifka adag ee dowladda ee ku aaddan ilaalinta madax-bannaanida dhuleed iyo badda Soomaaliya.
• Xiriirka Caalamiga ah: Sababta looga laabtay heshiisyadii Imaaraadka iyo codsigii loo diray 54-ta dal ee Afrika.
• Miisaaniyadda Wasaaradda: Rajada laga qabo in kor loo qaado dhaqaalaha wasaaradda si loo taageero safaaradaha iyo qunsuliyadaha dibadda.
Haddii aad rabto inaad fahanto jihada cusub ee diblomaasiyadda Soomaaliya, difaaca qarannimada, iyo qaabka loo wajahayo amniga dalka kadib ATMIS, qaybtaan waa mid muhiim ah inaad daawato!
📌 Mawduucyada Muhiimka ah ee lagu gorfeynayo: 1- Maalgelinta Howlgalka AUSSOM & Kaambaynta Diblomaasiyadeed 2- Difaaca Madax-bannaanida & Diidmada Saldhigyada Somaliland 3- Xiriirka Imaaraadka Carabta & Ka Noqoshada Heshiisyadii Hore 4- Kordhinta Miisaaniyadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda 5- Hoggaanka Midowga Afrika ee Howlgalka Amniga Soomaaliya
Wareysiga waxaa wadajir u qaaday Mohamed Ibrahim (Fanah) iyo Alinur Salaad oo ka tirsan Dawan Media. Xuquuqda Xalqaddaan waxay u dhowran tahay Dawan Media.
Ha hilmaamin inaad rukumato kanaalkaan si aad u hesho xogo noloshaada wax ka bedela.
--------------------------------------------------------------------------------
In this special episode of Miizaan Podcast, Somalia's Minister of Foreign Affairs, Abdisalaan Abdi Ali Dhaay, provides an in-depth response to questions regarding the future of Somali diplomacy and the defense of national interests. He discusses the ongoing efforts to secure sustainable funding for the AUSSOM mission, recent diplomatic achievements, and plans to increase the Ministry's budget to strengthen Somalia's global presence.
Additionally, Minister Dhaay addresses:
• The defense of national sovereignty and the government's stance against foreign interference.
• The rejection of foreign military bases in Northern Somalia (Somaliland).
• The decision to withdraw from previous agreements with the United Arab Emirates following violations of sovereignty.
• Diplomatic campaigns involving 54 African nations to support Somalia’s international standing.
If you want to understand the new direction of Somali diplomacy, the protection of national sovereignty, and how the country is managing security transitions, this episode is essential for you to watch!
📌 Key Topics Covered: 1- Funding the AUSSOM Mission & Diplomatic Campaigns 2- Defending Sovereignty & Rejecting Bases in Somaliland 3- Relations with the UAE & Reversing Previous Agreements 4- Budget Increases for the Ministry of Foreign Affairs 5- African Union Leadership in Somalia’s Security Operations
The interview is hosted by Mohamed Ibrahim (Fanah) and Alinur Salaad, both from Dawan Media. All rights reserved by Dawan Media.
--
#Somalia #Diblomaasiyadda #AUSSOM #WasiirDhaay #MiizaanPodcast #DawanMedia #Madaxbannaanida #ForeignPolicy #somalinews
Time code
00:00 hordhac
01:38 Guusha Soomaaliya ee gobolaha Nadaba modowga Africa
11:47 Aqoonsiga Somaliland iyo difaaca xuduudaha
17:01 Istiraatijiiyada Badda cas ee dowladda
21:08 Dowladda Soomaaliya sidee ayay u wajaheysaa aqoonsiga Somaliland
24:11 Arinta ka bixitaankii Heshiisyadii Imaaraadka
29:37 Xaalka AUSSOM ee ka bixitaanka Soomaaliya
35:13 Howlaha wasaaradda iyo miisaaniyadda aan wax badan iska badalin
39:46 gabagabo
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa
Bariga Afrika maanta waa goob ay isku dhex milayaan siyaasadda, dhaqaalaha, ganacsiga, amniga iyo istaraatiijiyadda gobolka. Laba sano kadib markii Soomaaliya ku biirtay East African Community (EAC), waxaa la isweydiinayaa: maxaa la gaaray? maxaa ka dhiman? halkee loo socda?
Xalqaddan Miizaan Podcast, waxaan si qoto dheer ugu falanqeynaynaa heerka isdhexgalka Soomaaliya iyo EAC, faa’iidooyinka iyo caqabadaha jira, iyo sida Soomaaliya uga faa’iideysan karto suuq ka badan 300+ milyan oo qof.
Martida Gaarka ah:
🎙 Cali Cumar (Cali Balcad) – Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, u qaabilsan Ururka Bariga iyo Bulshada Afrika.
Wuxuu si xirfadaysan uga hadlayaa:
✔️ Heerka ay Soomaaliya ka marayso is-dhexgalka EAC
✔️ Waxyaabaha u sahlaya iyo caqabadaha ku hor gudban xubinimada
✔️ Xiriirka Somalia & dalalka Bariga Afrika
✔️ Qorshaha mideynta sharciyada socdaalka, kastamka & dhaqaalaha
✔️ Sida loo dhaqaajin karo ganacsiga, socdaalka, iyo fursadaha suuqa EAC
✔️ Xaaladda Suudaan & Masar
✔️ Tahriibka, socdaalka iyo iskaashiga amniga gobolka
Wareysiga waxaa qaaday:
🎤 Mohamed Ibrahim Fanah
🎤 Alinur Salaad
Miizaan Podcast waxaa soo saara Dawan Media — madal loogu talagalay falanqayn qoto dheer, xog rasmi ah, iyo aragtiyo cilmiyeeysan oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya & Bariga Afrika.
Halkan ka ogow:
➡️ Maxaa ka rumowday rajooyinkii ku biirista EAC?
➡️ Halkee u marayaan qorshaha isdhexgalka dhaqaale & ganacsi?
➡️ Maxaa ka dhiman si Soomaaliya u awooddo inay si buuxda uga dhex shaqeyso suuqa EAC?
💬 Ku biir doodda oo nala wadaag aragtidaada.
📍 Subscribe: @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa
Qeybtan gaarka ah ee Miizaan Podcast, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa si faahfaahsan uga jawabay su'aalo ku saabsan mustaqbalka maaliyadda Soomaaliya kadib deyn cafinta. Wuxuu ka hadlayaa sida Soomaaliya ay ku gaartay Deyn Cafinta, shuruucda deynta cusub, iyo doorka hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah sida IMF iyo World Bank ee qaabaynta dhaqaalaha dalka.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay Nidaamyada dekhli uruurinta, sytem-yada cusub, la dagaallanka musuqa iyo Federaaleynta maaliyadda dalka.
Doorka World Bank iyo IMF ee mashaariicda maaliyadda Soomaaliya
Isbeddellada ku saabsan canshuuraha, soo saarista dakhliga, iyo maaliyadda Federaalka
Caqabadaha iyo guulaha ku saabsan maalgashiga guud iyo maareynta mashaariicda
Haddii aad rabto inaad fahanto sida Soomaaliya u maareyso deynta, dakhliga, iyo miisaaniyadda qaranka, qaybtaan waa mid muhiim ah inaad daawato!
📌 Mawduucyada Muhiimka ah ee lagu gorfeynayo:
1- Deyn Cafinta & Mustaqbalka Maaliyadda Soomaaliya
2- Doorka IMF & World Bank ee Maaliyadda Soomaaliya
3- Mashruuca Baxnaano & Waxqabadka Mashaariicda Guud
4- Federaalka & Isku-xirka Maaliyadda Dawlad Goboleedyada
5- Canshuuraha & Kororka Dakhliga Miisaaniyadda Soomaaliya
Wareysiga waxaa wadajir u qaaday Mohamed Ibrahim (Fanah) iyo Alinur Salaad oo ka tirsan Dawan Media
Xuquuqda Xalqaddaan waxay u dhowran tahay Dawan Media.
Ha hilmaamin inaad rukumato kanaalkaan si aad u hesho xogo noloshaada wax ka bedela.
----
In this special episode of Miizaan Podcast, Somalia's Minister of Finance, Biixi Iimaan Cige, provides an in-depth response to questions regarding the future of Somalia’s finances after debt relief. He discusses how Somalia reached the Debt Relief Completion Point, the new borrowing rules, and the role of global financial institutions like the IMF and World Bank in shaping the country's economy.
Additionally, Minister Iimaan addresses:
The debt collection systems and new systems in place
The fight against corruption and fiscal federalism in Somalia
The role of the World Bank and IMF in financing Somalia's development projects
Taxation reforms, revenue generation, and federal financial coordination
The challenges and successes in public investment and project management
If you want to understand how Somalia manages debt, revenue, and the national budget, this episode is essential for you to watch!
📌 Key Topics Covered:
Debt Relief & Somalia’s Financial Future
The Role of IMF & World Bank in Somalia’s Economy
The Baxnaano Project & Public Investment Performance
Federalism & Coordination of State Finances
Taxation & Revenue Growth in Somalia’s Budget
The interview is hosted by Mohamed Ibrahim (Fanah) and Alinur Salaad, both from Dawan Media.
All rights reserved by Dawan Media.
Time Code
00:00 Hordhac
01:25 Maxay tahay Deyn Cafinta?
07:57 Deyn Cafinta kadib
21:25 Deymaha Cusub
28:52 Nidaamka World Bank iyo IMF inay Soomaaliya gasho.
33:40 Yaa jaangooya Mashaariicda uu Bangiga aduunku Maalgeliyo?
36:34 Aqool xumo dhanka mashaariicda ah ma jirtaa?
44:28 Mashruuca Baxnaano
49:20 Danabeynta Dekhli Uruurinta.
1:00:41 Kororka Dekhliga
1:07:07 Miisaaniyadda
1:15:20 Federaaleynta Maaliyadda
1:26:58: Wadaagga Kheyraadka
1:29:30 Maxaa mideeya Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada?
1:32:25 Muhiimmadda Canshuurta
1:36:20 Gebo Gebo
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa
Ku soo dhowaada Xalqada 3-aad ee Miizaan Podcast oo ay soo saarto Dawan Media. Qeybtan waxaan ku martiqaadnay Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA) si aanu uga hadalno su’aalaha ay bulshada ka qabaan nidaamka aqoonsiga cusub ee Soomaaliya.
Waxaan ka doodnay:
🔹 Lacagta laga qaadayo muwaadiniinta ee Kaarka Aqoonsiga Qaranka
🔹 Eedaha musuq-maasuqa ee ka soo baxay baraha bulshada
🔹 Ilaalinta xogta muwaadiniinta iyo amniga digitalka
🔹 Awoodda iyo madaxbannaanida nidaamka
🔹 Isdhexgalka hay’adaha dowladda iyo adeegyada shacabka
🔹 Qorshaha mustaqbalka ee nidaamka aqoonsiga dalka
Barnaamijkan wuxuu muhiim u yahay qof kasta oo xiiseynaya:
✅ Nidaamka Aqoonsiga Qaranka
✅ Amniga macluumaadka & xog-ilaalinta
✅ Hufnaanta dowladnimada iyo la-xisaabtanka
✅ Dijitileynta iyo horumarinta adeegyada shacabka
🎙️ Marti: Maareeyaha NIRA
🎤 Barnaamij: Miizaan Podcast — Dawan Media
📍 Goobta: Muqdisho
📺 Daawo wareysiga oo dhameystiran YouTube-ka Dawan TV
📢 Fariin
Fikirkaaga noo reeb!
Sidee u aragtaa nidaamka Aqoonsiga Qaranka?
Ma tahay in laga dhigo bilaash mise waa in lagu bixiyo qarash?
From the publisher's feed