Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.
July 20, 2020Wararka maanta SwedenLund oo kaamera ku xireysa iskuulada, Raad raaca faafka covid-19 iyo dadka taba safarada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 17, 2020Wararka maanta SwedenBarnaamijka ”Tala” oo maanta furmaya, dadka ku nool Serbiya iyo Montenegro ee doonaya iney Sweden yimaadaan iyo Qofka hindhasa oo looga baqo inuu qabo koroona Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 16, 2020Wararka maanta iyo SwedenWarshadda batariga Skellefteå oo heshay dalab badan, Xaaladda dalka ee covid-19. Cunsuriyadda iyo goobaha caafimaadka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 15, 2020Wararka maanta iyo SwedenIibka khamriga oo kor u kacay 13% lixdii bilood ee u horreeyey sannadka. Sweden oo bilaabaysa qaxooti dibadda laga keeno. Baasaboorka oo laga digay in shaabad la saaro. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 14, 2020Wararkii maanta iyo SwedenArdaydii jaamacadaha oo shaqo la’. Warbixintii ugu dambeeysay ee xanuunka covid-19 iyo shaqo la’aanta oo cirka isku shareertay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 13, 2020Wararkii maanta iyo SwedenDegaano ku meel gaar ah oo weli ka banaan Järva. Shaqaale badan oo ka tirsan howlwadeennada caafimaadka oo covid-19 qaaday iyo kooxda kubbada cagta Mjällby oo badisey. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 10, 2020Wararkii maanta iyo SwedenGeeridii Sh. Cabdiraxmaan oo la baarayo, haweenay gabar Muslim ah cunsuriyeysey oo maxkamad la saarayo, Soomaalidu ma iskula kacdaa faquuq? Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
July 09, 2020Wararkii maanta & SwedenKiisaska karoonaha oo hoos u dhacaya, Nin argagixisanimo ku eedaysnaa oo la sii daayey & Suldaan Xasan oo ku tala jira ka qayb galka tartamo caalami ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 08, 2020Wararkii maanta iyo SwedenDhoofinta Sweden oo hoos u dhacay, degmo dadka uga digaysa inay duurka ku lugeeyaan iyo xirfadda timo jaraha iyo cudurka Covid-19 Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 07, 2020Wararkii maanta iyo SwedenKiisaska Covid-19 ee Sweden oo hoos u dhacay, siyaasad socdaal oo lagu midaysan yahay oo aan soo bixin iyo tagaasida & basaska oo noqday xirfadaha u nugul basaska. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.