Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.
July 06, 2020Wararkii maanta iyo SwedenBetlehem Isaak oo sheegtay in aabeheed nool yahay, wararkii ugu dambeeyey ee karoonaha & doodda ka taagan qoondada magangelyo-doonka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 03, 2020Wararkii maanta iyo SwedenBirka Cruises oo dhibaato dhaqaale wajahaysa. Shaqo ay soo bandhigtay Wasaaradda Gaashaandhigga oo doodi ka joogto. Siyaasi sheegay in fayruska corona loo dayacay dadka waayeelka ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
July 02, 2020Wararkii maanta iyo SwedenWararkii ugu dambeeyey ee corona. Iiraan oo magdhow ka bixinaysa dayuuraddii ay soo riddey. Siyaasi saluugey waraysigii Saabuuni. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
July 01, 2020Wararkii maanta iyo SwedenSugitaannada qalliinnada oo dheeraaday, Xisbiga SD oo ka laabtay mooshin ka dhan ah Xijaabka. Xildhibaan ku baaqay in waayeelka la geeyo goobo KMG ah si looga gaashaanto Covid-19. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 30, 2020Wararkii maanta iyo SwedenDadka leh lid jireedka antikroppar oo la kulmi kara risk grupper-ka, FHM oo lagu eedeeyey inay ka gaabisay talooyinka xaafadaha danyarta & aragtiyo kala duwan oo ku saabsan siyaasadda qaxootiga Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 29, 2020Wararkii maanta & SwedenShaqa la’aanta oo nus milyan ku dhowaanaysa, dunida oo hadal haysa karoonaha Sweden iyo tirada qaxootiga Sweden yimaada oo qoondo loo gooynayo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 26, 2020Nyheter på SomaliskaLacago loogu tala galay risk-group oo 2 bil dib u dhacaya, Skolverket oo tirakoobka ardayda wax ka bedeleeysa & Tartankii Seuki 2020 oo u baaqday karoonaha dartii Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 25, 2020Wararkii maanta iyo SwedenDarawallada gaadiidka dadwaynaha oo ka halis badan dadka kale, Bankiga SEB oo ganaac culus la saaray iyo Barnaamijka ''Walaal ila orod'' oo uu hindisey nin Soomaali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 24, 2020Wararkii maanta iyo SwedenDowladda Sweden in barista sida loo maareeyey karoonaha lasoo bandhigo doorashada kahor, miisaaniyadda dayrta oo wax badani ka cusub yihiin. Dadka oo saluugsan xilliga la bilaabay barista. karoonaha Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 23, 2020Wararkii maanta & SwedenXogihii ugu dambeeyey ee Corona, dagaalka qoyska oo kordhay xilliga Corona. Meelaha tigidhada jara oo qarka u saaran inay kacaan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.