Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.
June 22, 2020Wararkii Maanta & SwedenTirakoob shaqa la’aaneed oo kasoo baxay Arbetsförmedlingen, Kulayl & karoona halis ku haya Skåne & Wacyigelin dhanka internet-ka ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 18, 2020Nyheter på SomaliskaKiisaska karoonaha oo hoos u dhacay, Denmarka oo xadka u fureeysa Skåne & shaqaalaha caafimaadka oo ay howshii ku badatay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 17, 2020Wararkii maanta iyo SwedenSoomaalida oo ka welwelsan fal ka dhacay Stockholm, Dhimashada karoonaha oo 5000 dhaaftay. Talo ku saabsan halka loo dalxiisiin karo carruurta xilliga corona ee lagu jiro. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
June 16, 2020Wararkii maanta & SwedenKaroonihii oo hoos u dhacaya, koontoroolkii tigidhada oo dib loo bilaabay & baaritaan waqtiiyaa nasiib ah oo laga sameeynayo xaafadaha Rinkeby & Kista Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 15, 2020Wararkii maanta iyo SwedenApp ay iska diiwaan gelinayeen dadka laga baarayo corona oo isku dhex yaacay. Maxkamadda bay’ada oo soo saartay go’aan.Fikir uu siyaasi soo bandhigay ku wajahan qoysaska dhallaanka leh. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more2minPlay
June 12, 2020Wararkii maanta iyo SwedenNorway oo xadka aan u furi doonin Sweden. Dawladda oo baaris u saartay dhibaatooyinka dhallaanka kala soo gudboonaan kara xilliga fayruska. Horyaalkii kubbadda cagta oo furmaya axadda. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 11, 2020Wararkii maanta iyo SwedenOrodyahanka Mustafa Maxamed oo qayb ka ah barnaamijka kuleeylaha. Howlaha covid-19 ee laanta caafimaadka Stockholm oo la dhaleeceeyey. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 10, 2020Wararkii maanta iyo Sweden37-jirkii qirtay dilkii Linköping oo xabsiga lagu sii hayn doono. Baarista dilkii Palme oo la soo gabagabeeyey. Xaaladda fayruska corona ee dalka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 09, 2020Wararkii maanta iyo SwedenNin qirtay inuu ka dambeeyay dilkii Linköping 2004. Dhaqaalaha dalka oo ifafaalo ka soo muuqato. Shan sano dabadood qaxootigii xoogganaa ee dalka soo gaarey in ka badan 163 000 oo qof. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 08, 2020Wararkii maanta iyo SwedenDadka u geeriyooda Covid-19 oo hoos u dhacaya. Shaqa la'aanta oo kordheeysa, qaasatan shaqaalaha warshadaha. Ardey badan oo laga yaabo iney fasal dib ugu laabtaan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.