Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.
May 22, 202054 oo u geeriyootay covid-19 24 saac ee u dambeeyay. Dhaca tagaasiida oo kordhay iyo safaradda oo yaraa fasaxa Kristi himmlsfärd Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 20, 2020Wararkii u dambeeyey Sweden88 qof oo hor leh ayaa u geeriyoodey covid-19. Sarkaal boliis ah oo lagu eedeeyey fataalnimo. Degmooyinka qaarkood oo laga joojiyey xiisadaha luuqadda hooyo iyo taageerada maadooyinka dhallaanka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 19, 2020Wararka maanta iyo SwedenDadka eeyaha iibsada oo kor u kacay corona awgii. Wadda hadal u socda shirkadda gaadiidka Vänstertrafik iyo ururka dareewallada tareennada dusha mara Göteborg. Xaaladda corona ee maanta. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 18, 2020Wararka maanta iyo SwedenHab lagu booqan karo goobaha daryeelka waayeelka. Maxaa gu waxan inuu fayruska corona aad ugu faafo Järva?. Miraha malmalaaddada laga sameeyo oo laga cabsi qabo in la waayo kuleeylaha. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 15, 2020Wararkii maanta ee Sweden3 646 tirada illaa maanta u geeriyootay covid-19. Xeer cusub ee lagu xakameeyneyo maqaayadaha. Dad badan ayaa u xaniban corona dartii safarradii ey aadi lahaayeen. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 14, 2020Wararkii maanta ee SwedenTirada guud ee dhimashada covid-19. Siyaasi Benjamin Dousa oo xilkii iska casilay iyo 550 000 qof oo sannadkan si ku meel gaar ah looga fadhiisin doono shaqada. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 13, 2020Lacag deeq ah oo la gaadhsiiyay caruur waalidiintooda ka tirsanaayeen saaxafadda Soomaaliya, tirada u dhimatay covid-19 iyo warar kale.Lacag deeq ah oo la gaadhsiiyay caruur waalidiintooda ka tirsanaayeen saaxafadda Soomaaliya, tirada u dhimatay covid-19 iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 12, 2020Wararka Sweden ee maantaTirada u dhimatay covid-19 ilaa shalay. Sheeko xariirta ilmaha oo internetka lagu tebinayo iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. [email protected]...more3minPlay
May 11, 2020Wararka Sweden ee maantaTirada u dhimatay covid-19 oo korodhay, shaqo la'aanta dalka oo kor u kacday iyo laba qof oo lagu soo oogay dacwad fal argagaxiso. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. [email protected]...more3minPlay
May 08, 2020Wararka maanta ee SwedenMarkii ugu horreeysay muddo bil ah ayey 500 ka yar lagu hayo daryeel joogto ah covid-19. Saamiyada tijaabada covid-19 oo la gaarsiiyo 100 000 toddobaadkii. Ciriiriga ayaa sabab u ahaa faafidda Corona. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.