Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.
June 05, 2020Wararkii maanta iyo SwedenDarawal soomaali ah oo qayb ka noqday tartankii faynalka. Soomaali ku xayirantay booqasho ey dalkii hooyo ku tageen. Dawladda oo wakaaladda socdaalka xil hor leh u saartey sidii wax looga qaban lahaa. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 04, 2020Wararkii maanta iyo SwedenXayiraadda safarrada gudaha oo la qaadeyo. Dadka fayruska u buka oo mar kale kor u kacaya. Wadahadallada siyaasadda mustaqbalka ee arrimmaha qaxootiga. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 03, 2020Wararkii maanta iyo SwedenHabka xulshada ardeyda ee nidaamka Pisa oo laga deeyriyey. Tegnell oo weli difaacaya habkoodii shaqada. Aabbe ku xayirmay Sweden, laakiin qoyskiisu ku faraxsanaa xayiraaddiisa. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 02, 2020Wararkii maanta iyo SwedenBannaanbaxyo ka dhacay Sweden oo looga soo horjeedo geeridii Floyd ee Mareeykanka. Gobollada dalka oo xadka cayilka BMI ku kala duwan. Modaraterna oo soo jeediyay in xilliga ruumaanka da'yarta la dheereeyo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
June 01, 2020Wararkii maanta iyo SwedenKhad qarameed lagu bixineyo macluumaadka covid-19. Qiimaha bacaha cunnada oo la dhaleeceeyey. Tobankii qofba siddeed ayaa u hoggaansan talooyinka hayadda caafimaadka bulshada. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 29, 2020Wararkii maanta iyo SwedenGöteborg oo maanta lagu aasay Shiikh Cabdiraxmaan Myxyadiin. Gobolka Västra Götaland oo corona uu ku soo badanayo. Sweden waxaa covid-19 u geeriyoota maalintii 50 qof. Tiro hoos u dhacaysa. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 28, 2020Wararkii maanta iyo SwedenSweden oo laga baqay in loo shaqo yimaado kuleeylaha. 90% dadka u dhintay covid-19 ayaa ka wayn da'da 70 jirka. Qaxootiga tarxiilka sugaya oo ka cabsi qaba fayruska corona. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 27, 2020Wararkii maanta iyo SwedenDa'yarta oo ku soo badanaysa aflaanta galmada ee internet la soo dhigo. Waxbarashada luuqadda iswiidhishka ee ardeyda oo dib loo eegi doono. Jimcada oo doodda Corona lagu geli doono baarlamanka. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 26, 2020Wararkii maanta iyo SwedenTalooyinka waayeelka ee halista ugu jira covid-19 oo aan wax laga bedaleyn. Caafimaad darrada maskaxda oo ku soo badanaysa Sweden. Ka baro autisam iyo asperger casharro internet lagu bixinayo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
May 25, 2020Zlatan oo dhaawacmay. Dad gaaraya 2400 oo shaqada laga ruqseeyay iyo warka u dambeeyay Corona Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app....more3minPlay
FAQs about Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen:How many episodes does Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen have?The podcast currently has 2,214 episodes available.