Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
June 20, 2018M: Dastuurka oo dib u eegis lagu sameeyo, Baahi ka aloosan xirfadda kalkaaliye hoose iyo lacagihii warqadda ee 100 iyo 500 oo dhici rabaWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah 3 minPlay
June 19, 2018Saddex qof oo ku dhintay is-rasaaseyn, warbixinta maalgelinta warbaahinta dadweynaha iyo lacagtii loo diri jiray wadamada kale oo korodhay.Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Samme Bogad[email protected]3 minPlay
June 18, 2018Diyaar garowga ka hortagga saameynta doorashada, Järvaveckan oo la soo gaba-gabeeyey iyo Sweden oo ka badisay Konfurta Kuuriya.Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Samme Bogad[email protected]3 minPlay
June 15, 2018Ciida muslimka oo maanta loo dabaaldegayo. Nin lagu xukumay falal basaasnimo. Iyo koxda qaranka ee kubada cagta oo isniinta ciyaari doonta.Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah [email protected]3 minPlay
June 14, 2018Filinkii "Waryaa" iyo Salaad HilowleOgolaanshihii aadaanka masjidka oo laga dacwoodey Tartankii kubbadda cagta adduunka oo maanta furmaya 3 minPlay
June 13, 2018Doodii baarlamanka ee xisbiyadaBarnaamijkii idaacadda ee martida kuleeylaha iyo tartankii adduunka ee kubbadda cagta. 3 minPlay
June 12, 2018Xisbiyada qaar oo ku guuldareeystay xubno ajaanib ah iyo Margot Wallström oo soo dhaweeynaysa kulanka Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya.Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Mona Ismail Jama[email protected]3 minPlay
June 11, 2018Xisbiga S oo taageeradoodu hoos u degtay , hawada kulul oo sameeysay dhoofista iyo xisbiga C oo maanta ka hadlaya Spånga.Xisbiga S ayey taageeradoodu hoos u degtay. Hawada kulul ee dalka ayaa sameeyay dhoofista. Iyo xisbiga C oo maanta ka hadlaya masraxa Järva. Mona Ismail Jama[email protected]2 minPlay