---Markey qaxootiga geeska Afrika u soo tahriibaan Yurub kamo waryahaan waxa ku sugaya tahriibka saxaraha iyo Liibiya, kamana warhayaan waxa ku sugaya Yurub. UNHCR waxay hadda hirgelisay bog lagu aruuriyo qiisooyinka dadka tahriibka Yurub ku soo galay.