Fanaanka Xariir Axmed wuxuu ka mid yahay fanaaniinta codka wanaagsan ee sanadihii danbe aadka u soo saarayay heeso aysan midba mida kale la liidan. Waa heestii Adeeca loo bogay iyo Xariir