
Sign up to save your podcasts
Or


S1E7| Muxuu Xildhibaan Cadbow ku eedeynayaa Gudiga DoorashooyinkaΒ Qaranka? Download Dawan App Today .
https://onelink.to/5vv232.
Daawo wareysiga oo dhammaystiran.
ποΈ Barnaamijka: Wakiil Bulsho Podcast
π€ Martida: Xildhibaan Cabdiraxmaan Isxaaq Maxamed,
π¬ Wariyaha:Β Zakaria Soohoyde
πΊ Warbaahinta: Dawan Media
Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud, wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa barnaamijka Wakiil Bulsho Podcast ee Dawan Media kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, muranka Dastuurka, doorashooyinka qof iyo cod iyo khilaafaadka u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.
Wareysiga ayuu kaga warramay waayo-aragnimadiisii siyaasadeed, doorkii uu ku lahaa geeddi-socodkii Soomaaliya looga saaray kumeel-gaarnimada 2012, ansixintii Dastuurka Kumeel-gaarka ah iyo isbeddellada ku yimid hannaanka doorashooyinka dalka.
Waxa kale oo uu ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee la xiriira doorashooyinka soo socda, caqabadaha hortaagan heshiis siyaasadeed, doorka Baarlamaanka Federaalka iyo muhiimadda ay leedahay in khilaafaadka lagu xalliyo wada-hadal.
Ugu dambayn, Xildhibaan Cabdisamad wuxuu farriin u diray dhallinyarada Soomaaliyeed ee doonaysa inay siyaasadda ku soo biiraan, isaga oo ku boorriyay inay aqoontooda iyo dadaalkooda uga faaβiideeyaan horumarka dalka.
Daawo wareysiga oo dhammaystiran.
ποΈ Barnaamijka: Wakiil Bulsho Podcast
π€ Martida: Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud
π¬ Wariyaha: Zakariye Xasan
πΊ Warbaahinta: Dawan Media
Time Code
00:00 Hordhac iyo soo dhoweynta martida
01:00 Taariikhda siyaasadeed ee Cabdisamad Macalin Maxamuud
03:30 Sida uu xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha ula wareegay
05:00 Doorashadii Muqdisho ka dhacday 2012
07:30 Hannaankii xulista Baarlamaanka 2012
10:00 Doorka odayaasha dhaqanka iyo nidaamka 4.5
11:30 Dastuurkii ku-meelgaarka ahaa ee 2012
14:00 Doorka Puntland ee diyaarinta Dastuurka
15:30 Farqiga u dhexeeya Dastuurkii 2012 iyo kan cusub
18:00 Muranka Dastuurka iyo doorka Baarlamaanka
20:00 Kursiga HOP#139 iyo doorashooyinka hadda socda
22:00 Qof iyo cod: Fursadaha iyo caqabadaha
24:30 Doorashooyinka Galmudug iyo ururrada siyaasadeed
27:00 Cabashada ururka Tawfiiq iyo go'aanka maxkamadda
29:00 Maxaa sababa kala-guurka siyaasadeed ee Soomaaliya?
31:00 Khilaafaadka doorashooyinka iyo xalalka siyaasadeed
33:00 Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka
35:00 Xeer-hoosaadka Baarlamaanka iyo xaadirista xildhibaannada
38:00 Muddada xilka Baarlamaanka iyo muranka dastuuriga ah
40:00 Talooyinka Cabdisamad u jeediyay dhallinyarada
43:00 Waayihii dhallinyaranimadiisa iyo isbeddelka nolosha
45:00 Gabagabada barnaamijka
Ka mid noqo bulshada Dawan Media: Subscribe saar kanaalka, nala wadaag aragtidaada, kuna faafi wareysigan dadka kale.
#DawanMedia #WakiilBulsho #SomaliaPolitics #Doorashooyinka #DastuurkaSoomaaliya
Musharrax Cabdikariin ayaa wareysi gaar ah kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doorashooyinka dalka, khilaafaadka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada, iyo wadahadallada Dowladda iyo mucaaradka.
Wareysiga waxaa sidoo kale lagu falanqeeyay arrimaha Somaliland, xiisadda Waqooyi Bari iyo Somaliland, doorka dowladaha shisheeye ee siyaasadda Soomaaliya, dhameystirka Dastuurka, qaabka doorashada iyo aragtida musharraxa ee mustaqbalka Soomaaliya.
Timecode:
00:00 β Hordhac
01:46 β Waa kuma Musharrax Cabdikariin?
04:20 β Imaanshihii Turkiga ee Soomaaliya iyo doorkiisii
07:35 β Tabashada bulshada Waqooyi iyo xalkeeda
08:39 β Wadahadallada Somaliland iyo sababta natiijo laβaanta
09:27 β Waqooyi Bari iyo Somaliland: Sidee loo wajahayaa xiisadda?
10:03 β Doorashooyinka dalka iyo aragtida musharraxa
11:19 β Doorka dowladaha shisheeye ee khilaafaadka Soomaaliya
13:05 β Doorashada hadda socota iyo aragtidiisa
14:09 β Mustaqbalka Soomaaliya ee arrimaha doorashooyinka
15:03 β Wadahadallada Dowladda iyo mucaaradka
18:40 β Dhameystirka Dastuurka iyo aragtida musharraxa
20:34 β Caqabadaha horyaalla dowladnimada Soomaaliya
24:09 β Khilaafka Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada
26:22 β Afrika ma caasimad ayay tahay? Maxuu ka rumeysan yahay fikraddaas?
27:03 β Moodooyinka doorashada iyo midka uu taageersan yahay musharraxa
28:56 β Aragtidiisa musharraxnimo
31:40 β Fariintiisa bulshada
35:27 β Kheyraadka dalka iyo sida looga faaβiideysan karo
Doorasho qof iyo cod ah ma ka hirgeli kartaa Soomaaliya? Sidee ayuu Musharrax Cumar Cabdulqaadir Axmed Fiqi u arkaa xaaladda amniga Muqdisho, geeddi-socodka doorashooyinka iyo jihada siyaasadda dalka?
Xalqaddan Wakiil Bulsho Podcast, Zakariye Hassan ayaa ku waraysanaya Musharrax Madaxweyne Cumar Cabdulqaadir Axmed Fiqi, oo si faahfaahsan uga hadlay:
Sababta uu mar kale ugu tartamayo xilka Madaxweynaha
Aragtidiisa ku aaddan doorashada qof iyo cod
Hannaanka doorashooyinka ay dowladda waddo
Xaaladda amniga Muqdisho
Mowqifkiisa ku saabsan dhammeystirka dastuurka
Doorka beesha caalamka
Qorshihiisa haddii uu ku guuleysto doorashada
Time Codes
00:00 Hordhac
02:01 Waa kuma Musharrax Cumar Fiqi?
02:54 Maxaa ku kallifay inuu isu sharraxo?
05:30 Aragtidiisa doorashooyinka
08:02 Xisbigiisu ma isdiiwaangeliyey?
08:30 Doorashada uu taageersan yahay
09:54 Qof iyo cod ma hirgeli kartaa?
12:42 Kalsoonida Madaxweynaha
15:35 Mucaaradka iyo eedeymaha
17:39 Haddii uu guuleysan lahaa doorashadii hore
19:12 Qorshihiisa haddii uu guuleysto
20:24 Dhexdhexaadinta Beesha Caalamka
22:18 Saamaynta Beesha Caalamka
24:20 Banaanbaxyo ma qorshaynayaan?
25:22 Amniga Muqdisho
29:03 Ma yahay qurbo-joog?
30:26 Xalka marxaladda taagan
31:32 Dhammeystirka Dastuurka
38:32 Maxaa loogu codeynayaa?
42:55 Ballanqaadyadiisa
43:49 Gunaanad
Doorasho qof iyo cod ma tahay xalka Soomaaliya? Maxaa caqabad ku ah hirgelinteeda? Sideese loo heli karaa doorasho lagu wada qanco?
Todobaadkan barnaamijka Wakiil Bulsho Podcast, oo uu soo saaro isla markaana daadihiyo Zakariye Xasan, waxaa marti ku ah Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf, oo ah Khabiir Arrimaha Doorashooyinka.
Wareysigan waxaa lagu falanqeeyay:
Doorashada qof iyo cod
Doorashooyinka Gobolka Banaadir
Khibradaha Puntland iyo Somaliland
Doorasho isku sidkan
Doorka Guddiga Doorashooyinka
Caddaaladda doorashooyinka
Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah
Mustaqbalka nidaamka doorashooyinka Soomaaliya
Iyo arrimo kale oo muhiim ah.
ποΈ Barnaamij: Wakiil Bulsho Podcast
π€ Soo saare & Daadiye: Zakariye Xasan
π€ Marti: Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf β Khabiir Arrimaha Doorashooyinka
Timecodes:
00:00 β 02:31 | Hordhac
02:31 β 04:26 | Doorasho qof iyo cod: Maxay tahay?
04:26 β 06:19 | Goormee ayuu dalku u baahan yahay?
06:19 β 09:26 | Doorashooyinka Gobolka Banaadir
09:26 β 10:25 | Doorashooyinkii Puntland iyo Somaliland
10:25 β 12:10 | Maxay tahay doorasho isku sidkan?
12:10 β 13:07 | Goormee ayaa loo baahan yahay doorasho isku sidkan?
13:07 β 15:44 | Maxaa doorashada ka dhigaya mid lagu qanco?
15:44 β 17:37 | Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah: Maxaa Soomaaliya ka hortaagan?
17:37 β 21:42 | Doorka Guddiga Doorashooyinka
21:42 β 25:01 | Caddaalad-darrada doorashooyinka
25:01 β 28:33 | Soomaaliya iyo Afrika
28:33 β 35:39 | Modelka doorashada
35:39 β 36:25 | Halkee ayay ku dhammaan doontaa?
36:26 β 42:27 | Waa kuma musharraxa JSP ee Galmudug?
42:27 β 43:51 | Tanaasulkii Madaxweynaha Galmudug
43:51 β 48:07 | Gabagabo
Podcast-kan Wakiiil waxa uu diiradda saaraya xalqadaan xaaladda waxbarashada Hirshabeelle, gaar ahaan imtixaanaadka dugsiyada dhexe, shaqada Wasaaradda Waxbarashada, saameynta khilaafaadka siyaasadeed, iyo xaaladda ardayda ku nool deegaannada ay colaadaha iyo amni-darradu saameeyeen.
Martida waa wasiirka Waxbarasha Hirshabeelle Saciid Xagar CamalowΒ
wasiirka waxa uu sharxayaa sida Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle u maamusho imtixaanaadka, waxa laga bartay imtixaanaadkii hore, iyo qorshayaasha lagu xoojinayo adeegyada waxbarashada ee gobolka. Waxa kale oo laga hadlayaa xarunta cusub ee wasaaradda, furitaanka iskuullada aasaasiga ah, iyo qorshaha lagu doonayo in Jaamacadda Ummadda faraceeda la geeyo magaalada Beledweyne.
Irmaan waxaa daadihinaya Cabdullaahi Salaad oo Dawan ka tirsan.
Qodobada Lagu Falanqeeyay
Xogta imtixaanaadka dugsiyada dhexe
Shaqada waaxda shahaadooyinka Hirshabeelle
Khilaafaadka Hirshabeelle iyo Gobolka Hiiraan
Saameynta amniga ee ardayda
Furitaanka iskuullada aasaasiga ah
Qorshaha Jaamacadda Ummadda ee Beledweyne
Caqabadaha waxbarashada Hirshabeelle
Shaqo laβaanta dhallinyarada Soomaaliyeed
TIMECODE
00:00 Hordhac
01:59 Xogta Imtixaanaadka Dugsiyada Dhexe
04:36 Maxaa Laga Bartay Imtixaanaadkii Hore?
06:07 Waaxda Shahaadooyinka Hirshabeelle Sidee Ayay U Shaqeysaa?
07:33 Khilaafaadka Hirshabeelle iyo Gobolka Hiiraan
11:13 Furitaanka Iskuullada Aasaasiga ah
11:54 Furitaanka Jaamacadda Ummadda ee Beledweyne
16:16 Deegaannadii Al-Shabaab La Wareegeen iyo Ardayda Ku Nool
20:48 Sidee Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Ku Heshay Xarun Cusub?
25:07 Maxay Yihiin Caqabadaha Horyaalla Waxbarashada Hirshabeelle?
26:25 Yoolalka Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle
29:13 Shaqo Laβaanta Dhallinyarada Soomaaliyeed
32:20 Gunaanad
Podcast-kan WakiilBulsho xalqada TodobaadkaanΒ waxaan ku falanqeyneynaa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan doodaha ku saabsan arrinta dhulka, doorashooyinka, banaabaxyada mucaaradka, iyo amniga magaalada Muqdisho.
Martida: Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Cusmaan Gurey, oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.
Martidu waxay sharxeysaa sababta uu siyaasadda u galay, sida uu ku yimid Golaha Shacabka, aragtidiisa ku saabsan xaaladda dadka uu matalo, iyo doodaha ku saabsan masβuuliyadda dowladda iyo mucaaradka.
Waxaan sidoo kale ka hadlaynaa xaaladda Muqdisho, arrinta dhulka, doorashada qof iyo cod, eedaha ku saabsan boobka siyaasadeed, iyo sida dalka looga gudbi karo khilaafaadka taagan.
Barnaamijka Wakiil Bulsho waxaa soo saarta Dawan Media.
Time Code:
00:00 Hordhaca Wakiil Bulsho
01:52 Soo dhaweynta martida
02:18 Sababta uu siyaasadda u galay
09:05 Dhibaatada dadka laga soo doortay
15:45 Banaabaxyada iyo mucaaradka
18:25 Geerida muwaadiniinta iyo amniga
21:05 Dhulka iyo muranka ka taagan
23:45 Muqdisho iyo amniga
26:15 Doorashada iyo qof iyo cod
30:05 Golaha Shacabka iyo sharciyada
35:20 Fariinta Xildhibaan Gurey
Xalqada 1aad ee barnaamijka Wakiil Bulsho Podcast, oo ah madal si gaar ah loogu wareysto Xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaan marti ku ah Xildhibaan Maxamed Aadan Caanooy.
Barnaamijkan waxaan si qoto dheer ugu falanqeynayaa doodaha ugu kulul ee taagan, isbeddellada Dastuurka, iyo arrimaha doorashooyinka dalka. Waxaan si gaar ah u weydiinaynaa xildhibaan Caanooy: Ma gutay waajibaadkii HOP 135?
Martida barnaamijka waa Xildhibaan Maxamed Aadan Caanooy, halka uu daadihinayo Sakariye Xasan.
βοΈΒ Metelaadda Deegaanka: Sidee xildhibaanku u matalay dadka uu matalo, gaar ahaan HOP 135?
βοΈΒ Dastuurka: Doodda ku saabsan isbeddellada lagu sameeyay Dastuurka iyo muddada xileedka.
βοΈΒ Doorashooyinka: Xaqiiqada hannaanka doorashada ee dalka ka socda iyo caqabadaha horyaalla.
βοΈΒ Doodda Taagan: Jawaabaha xildhibaanka ee ku aaddan dhaleeceynta mucaaradka iyo xaaladda 15-ka May.
Daawo *Wakiil Bulsho* si aad u hesho wareysi dhinacyo badan taabanaya iyo xog dhab ah oo ku saabsan nidaamka dawladnimada Soomaaliya.
Time Codes
00:00 Hordhac
02:28 Taariikhda Xildhibaanka
06:47 Siduu siyaasada ugu soo biiray
07:17Β Sababtii uu siyaasada ugu soo biiray
09:25 Shaqada Xildhibaanka maxay tahay?
13:01 Kiiskii Ikraan Tahliil iyo doorkii Xildhibaan Aamina
16:29 Dhamaadka muddada Baarlamaanka
22:58 Ansixinta dastuurka iyo wax ka badalka lagu sameeyay
28:24 Maxaa dhacaya 15 May?
31:57 Fariimaha mucaaradka loo dirayo
34:25 Doorashadii Muqdisho ka dhacday
35:28 Khilaafka Hiiraan
36:47 Tabashada Hiiraan
38:52 Doorashada qof iyo cod ee Hirshabeelle
40:03 Ciidamada la geeyay Hirshabeelle
43:51 Horumarka Hirshabeelle maxaa hortaagan?
46:12 Talooyinka qofka doonaya xildhibaanimo
49:11 Caqabadihii doorashadii 2022
52:20 Talada xildhibaanka
54:26 Guuldarro iyo khibrad
57:14 Gabagabo
ββββββββββββββββββββββββββββββ
π *HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA*
Riix *SUBSCRIBE* oo daar ogeysiiska (π) si aad ugu horrayso markaan soo bandhigno martida xigta β siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo hoggaanka bulshada.
π Subscribe: [Dawan TV YouTube Channel]
π¬ Raβyigaaga ku reeb faallooyinka
π Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
[https://www.dawan.so/](https://www.dawan.so/)
[https://www.dawan.africa](https://www.dawan.africa)
ββββββββββββββββββββββββββββββ
π² *NALA SOO XIRIIR*
π Website: [https://dawan.so/](https://dawan.so/)
π Facebook: /DawanTV
π¦ X/Twitter: @DawanTV
πΈ Instagram: @DawanTV
π΅ TikTok: @DawanTV
ββββββββββββββββββββββββββββββ
#Soomaaliya #SomaliPolitics #Muqdisho #Baarlamaanka #WakiilBulsho #DawanTV #GolahaShacabka #DoorashoSoomaaliya #SiyaasaddaSoomaaliya #SomaliNews #Dastuurka
Β© *Dawan TV* β Dhammaan xuquuqdu way xafidan tahay.
From the publisher's feed